Month: December 2015
Madaxweyne Geele Oo Sheegay In Sida Looaga Guulaysto Kooxaha Jihaadoonka Ee Argagixisadu Adag Tahay
Araweelo News Network Djibouti(ANN)Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay inay adag tahay in laga guulaysto oo laga saaro meesha ay galaan kooxaha xagjirka ah ee jihaadoonka ah, iwuxuuna tusaale u soo qaatay dagaallada muddada dheer socday dalka Afgaanistaan
Giddida Isku Socodka Somaliland & Somalia, Dhuumasho Dhabarku Muuqdo
W/Qoray: Maxamed Aadan Gacayte “Todobaad ka hor waxa uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay guddi cusub oo la yidhaa (Giddida Isku Socodka Somaliland iyo Somalia), guddidan waxay ka kooban yihiin raxan wasiiro ah oo marka horaba dayacay shaqadii ay qaranka u hayeen.
ISIS is trying to lure recruits in Somalia 2,000 miles from Syria
Araweelo News Network NAIROBI — Two thousand miles from Syria, the Islamic State is trying to expand its territory by establishing a branch in what its fighters call the “little emirate”: the war-torn country of Somalia. Winning ground there won’t
Madaxweyne Siilaanyo Oo Todobaadkan Sadex jeer Habeenimo Dhexmaray Suuqyada Magaalada, Saldhigyada Booliska Iyo Goobo Muhiim Ah: Warbixin Shebekadda Araweelonews
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa booqashooyin qarsoodi ah iyo socdaalo temeshle ah ku dhexmaray suuqyada waaweyn ee Magaalada Hargeysa, wuxuuna si gaar ah u abaaray Saldhigyo iyo Baraha Kaantaroolada ee Caasimadda qaarkood. Ma jiro wax
Warbixin Shaacisay in Maamulka Muqdisho Joojiyey Shir Maalgashiga Dekedda Berbera ah oo ka Dhici Lahaa Kenya
Araweelo News Network Nairobi(ANN) Warbixin heer caalami ah, ayaa lagu shaaciyey in maamulka dawladda taagta daran ee Soomaaliya joojiyeen shir lagaga hadli lahaa maalgashiga Somaliland, gaar ahaan dekedda magaalada Berbera, kaasoo ka qabsoomi lahaa dalka Kenya sannadkii hore ee 2014.
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Lix Sanadood Kadib Ku Baraarugtay Baahida Loo Qabo Dejinta Qorshe Siyaasadeed Waxbarashadda Fowdada Ee Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ku baraarugtay baahida loo qabo dejinta qorshe siyaasadeed oo ku wajaahan waxbarashadda fowdada ah ee dalka iyo diyaarinta manhaj waxbarasho oo ku qotoma siyaasada qranka. Wasiirka Waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland , Cabdillaahi Ibraahim Habbane
Xildhibaan Obama Oo ka Hadlay Dhibaatada Tahriibta iyo Xallinta Shaqo La’aanta Somaliland
Hargeysa(ANN)Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, xubnaha ugu cad-cad, ayaa ka hadlay dhibaatada tahriibta dhallinyaradu dibadaha ugu yaacayso iyo xallinta shaqo la’aanta haysata da’yarta ka baxaya jaamacadaha dalka. Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi
Netherland Maxkamad Ku Xukuntay Dahir Calsow inuu Raaligelin muddo sannad ah ka bixiyo eedo been-abuur ah oo uu ka baahiyey shirkadda Dahabshiil
Breda- Netherland(ANN) 24 December, 2015- Maxkamadda breda ee ku taal dalka Netherlands, ayaa amar ku siisay Dahir Calasow inuu raaligelin ka bixiyo kuna baahiyo dhamaan mareegahiisa muddo sannad ah eedeymo beeno ah oo uu hore uga baahiyey Shirkadda Dahabshiil isaga
Dalka Malaysia Oo Sameeyay Diyaarad Muslimiinta Khaas U Ah
Araweelo News Network Jakarta- Malaysia(ANN)Dalka Malaysiya oo ku yaal koonfurta bari ee qaaradda Aasiya, ayaa sameeyey diyaaraddii ugu horraysay gaarka u ah muslimiinta oo la yidhaa Rayani Air, taasoo duullimaadkeedii koowaad bilawday maalintii Axadda ee toddobaadkan, isla markaana dadka ka
Somaliland: Amaanka Caasimadda Hargeysa Oo La Adkeeyay, Baadhitaan Lagu Bilaabay Gaadiidka Iyo Arrimaha Lala Xidhiidhiyay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Ciidamadda Amaanka Somaliland, ayaa heegan la geliyay saacadihii u danbeeyay, waxaana si gaar ah loo aadkeeyay Amaanka Caasimadda Hargeysa, iyadoo baadhitaan lagu bilaabay gaadiidka wadooyinka oo Ciidamadu si taxadir ah u feteshayaan. Ma jiro wax war ah