Month: January 2016
Maanso: Baroor-diiq u ah geerida Abwaan Cali Sugule
Maanso Baroor-diiq u ah geerida Abwaan Cali Sugule (Dun-carbeed)..waxa curiyey Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale). Maansadan Gaaban oo aan ka tiriyey Geerida Alle ha naxariistee Abwaan Marxuum Cali Sugule (Dun carbeed), oo Dalka Imaaraadka Carabta ku Geeriyooday 11/1/2016. Waxay soo baxday
Xukuumadda Somaliland Oo Soo Saartay Jaantus Ku Shaxaysan Waxqabadkeeda Mudadii Shanta sannadood
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa soo saartay Jaantus shaxaysan oo lagu muujiyay guulaha ay aamisantahay Xukuumaddu inay gaadhay iyo waxqabad ay sheegtay inay wax kaga qabatay adeegyada asaasiga ah, siyaasada iyo dhaqaalaha dalka mudadii shanta sanadood ahayd ee
Yemen, seek safety in Somaliland after lone survivors fleeing in War
Araweelo News Network Somaliland-Hargeisa(ANN)Yemeni teen Khayria Abdel Wahab was making the beds in the home where she was a housekeeper when a shattering blast signalled a heavy bombardment.Panicked by the explosion, the 17-year-old ran out into the crowds fleeing towards
4 person executes by, Somaliland Government
Hargeisa(ANN)The government of Somaliland for the Second Time Executes 4 persons according to general attorney. The Executions included a Man who recently killed Immigration Officer in Berbera and other convicted murderers. The executions took places in three locations in Borama,
The Great Britain: Somaliland Protectorate was of course governed directly by the Queen’s representative the legislative and executive powers
Araweelo News Network United Kingdom(ANN) The past history Somaliland Protectorate was of course governed directly by the Queen’s representative, the Governor, who exercised all legislative and executive powers. In 1946, an Advisory Council was established. This consisted of 48 selected
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Siyaasadiisa Arrimaha Dibadda Ee Ku Waajahan Xiisada Mandaqada, Iran Iyo Sucudiga, Xaalada Dalka Iyo Waxyaabo Uu Ku Faannay Taariikhdiisa
Araweelo News Network Waxa uu ka dareen celiyay Dhaliilaha Musuq Maasuq, Maamul-xumada, Calaaddarada. Eexda iyo Arrimaha Boogta Ku Xukuumaddiisa Hargeysa(ANN) “Waxa sharaf iyo maamuus ii ah in aan sannadkii 6aad hor imaado aqalka Baarlamaanka Somaliland ee Guurtida iyo Wakiiladda oo
Abwaan Caanka Ka Ahaa Geyiga Soomaalida Cali Sugule Oo Geeridyooday
Araweelo News Network Dubai(ANN)Abwaan Cali Sugule Cigaal “Dun-carbeed) oo caan ka ahaa geyiga Soomaalida, ayaa goordhowayd ku geeriyooday Magaalada Dubai ee Isutaga Imaaraadka Carabta. Abwaanka oo muddo xaalad Caafimaad u jiifay Cusbitaal ku yaal Magaalada Dubai, waxa geeridiisa xaqiijiyay Safiirka
Madaxweyne Siilaanyo Oo Taageeray Sucuudiga Iyo Aqoonyahan Samatar Oo Uga Digay Xukuumadda Somaliland Inay Dhexagasho Siyaasadaha Murugsan Ee Iran Iyo Sucuudiga
Araweelo News Network London(ANN)Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah dadka falanqeeya arrimaha siyaasada caalamka iyo kuwa mandaqada, ayaa uga digay Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo inay dhexdabaato siyaasada murugsan ee ka aloosan mandqada. Prof. Axmed Samatar, wuxuu usoo
“Shillinkii Somaliland Waxa Uu Ku Xerooday Shirkado Gaar Loo Leeyahay, wuxuunna Gacanta U Galay Dad Ganacsato Ah, Bangiga,,,,,,,,”
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)”Shillinkii Somaliland waxa uu ku xerooday shirkado gaar loo leeyahay, wuxuunna gacanta u galay dad ganacsato ah, Bandhiga Dhexe, maaha mid shaqeeya” sidaa waxa yidhi. Prof. Axmed Xaaji Cabdillaahi Warsame (Prof. Azhari) oo ka mid ah siyaasiyiinta
Maxaa Kasoo Baxay Kulan Balaadhan Oo Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Arrimaha Guddaha, Ciidamada, Badhasaabada Iyo Maayarada Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)kulan ahmiyad weyn leh oo lagaga hadlay arrimaha diiwaangelinta Codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland, arrimaha amaanka iyo go’aamo la xidhiidha oo xuduudaha dalka lagu xidhayo, ayaa lagu qabtay qasriga Madaxtooyadda maanta. Kulankaa oo ahaa kii labaad labadii todobaad ee