Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2016

Total 142 Posts

‘Waxaan Ballanqaadayaa in Shaqayn Doono Horumarka iyo Dhismaha Xisbiga UCID intii Awoodaydu Tahay’

Araweelo News Network Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Magaalada Cardiff ee Dalka UK oo u Mahadceliyey Eng. Faysal Cali-waraabe iyo Guddida Fulinta UCID Cardiff(ANN)Guddoomiyaha cusub ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID u qaabilsan magaalada Cardiff ee dalka UK Mr. Mukhtaar Maxamed

Saddex Iyo Tobanka Hoggaamiye Ee ugu Aqoonta Baddan Madaxweynayaasha Dalalka Afrika

Araweelo News Network Qormada Labaad Ibraahim Boubacar Keita (Mali) Madaxweyne Ibraahim Boubacar oo dalka Mali ka talinayey laga soo bilaabo 4 September 2013kii waxa uu ka mid yahay ragga ugu aqoonta badan hoggaamiyayaasha Afrika. Waxa uu wax ku bartay Jaamacadaha

Haweenka Qurxoon oo La Oggaaday Inay Imtixaannaadka Foolka Foolka Ah Darajo Sare Keenaan

Araweelo News Network Daraasad dhawaan la soo saaray, ayaa iftiimisay in haweenka qurxoon ay darajo sare ku baxaasan imtixaanka weji ka wejiga looga qaado. Koox cilmi-badhayaal ah oo ka socday Jaamacada Metropolitan State Univesity of Denver, ayaa ogaaday in hablaha

Wasiirkii Hore Ee Macdanta Xukuumaddii Marxuum Cigaal Oo Ah Khabiir Geology ah Oo Dibadda Soo Dhigay Boobka Sharci-dara Ah Ee Wasiirka Macdantu Ku Hayo Khayraadka Dalka

Araweelo News Network “Minerals allegedly exported to China through Berbera port” Hargeysa(ANN) Wasiirkii hore ee xiligii Marxuum Cigaal Macdanta iyo Biyaha Somaliland oo ah Khabiir Caalami ah Geology, isla markaana xog ogaal u ah Macdanta Somaliland iyo Somalia Eng. Axmed

Xirsi: Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Oo Laga Baaciyay Shirka Caynaba

Araweelo News Network Caynba(ANN)Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi xaaji Cali Xasan oo waqtigan xubin ka ah kooxda la baxay Isbahaysiga Dumuqraadiyada KULMIYE, ayaa laga baaciyay shirka lagu soo gebagebeeyay magaalada taariikhiga ah ee Caynaba. Shirkaa oo gunaanadkiisa, ay ka qaybgaleen

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo ka Hadlay Safar Laba Todobaad Uu Dalka Kaga Maqnaa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo qaatay laba todobaad uu ku maqnaa dalka Ingiriiska. Wasiirka oo saaka aroortii ka soo degay

Muuse Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyey Xidhitaanka Shir Lagu Soo Geba-gebeeyay Caynabo Iyo Fariimo Uu Hawadda U Mariyay siyaasiyiinta Kasoo Horjeeda Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa ( ANN))- Guddoomiyaha Xisbiga Muxafidka Somaliland ee KULMIYE, isla markaana ah murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo socdaal ku tagay magaalada Caynaba ee xarunta Gobolka Saraar, ayaa si wayn loogu

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeeray Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Kadibna xadhiga Ka Jaray Mashaariic

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo Kormeer guud ku tegay Taliska Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland maanta, ayaa Xadhiga ka jaray Mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyey Miiska Saraakiisha. Hargeysa()Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed

Laba Ka Mid Ah 13-ka Hoggaamiye ugu Aqoonta Baddan Madaxweynayaasha Dalalka Afrika

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha dalka Malawi waxa uu ka mid yahay hoggaamiyayaasha Qaaradda Afrika ugu aqoonta sarreeya, sababtoo ah waxa uu jahaadada PhD ka sitaa cilmiga diimaha, dhaqannada iyo niyad-wanaaga (juridical Science), waxa kale oo uu haystaa shahaado Master sharciga

Raysal-wasaare Ku Xigeenka Somalia Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Dhaqan-celin Loogu Sameeyay Dhalinyaro

Mogadishu(ANN)Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Somalia Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta ka qayb-galay munaasabad dhaqan celin loogu samaynayay Xarunta Ciidanka Asluunta caruur da’yar oo tiradoodu gaareysay 60 kuwaasoo laga soo aruuriyay dariiqyada. Munaasabadan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka