Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2016

Total 173 Posts

Waqooyiga Ameerika: Dal Ogolaaday in Haweenka Muslimka ah oo Xijaaban ay Noqon Karaan Ciidanka Booliska

Araweelo News Network Dalka Kanada (Canada) ee Waqooyinka Ameerika, ayaa ogolaaday in haweenka muslimka ah oo xijaabkooda xidhan amma jidhkoodu asturan yahay ay ka mid noqon karaan ciidanka booliska ee loo yaqaan Royal Canadian Mounted Police. Xukuumadda Kanada, ayaa go’aankan

Wasiirka Khaarajiga Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Safar Shaqo ku Jooga Dalka Masar

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Wasiirka Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar oo lagu soo dhoweeyey subaxnimadii hor ee shalay. Sida lagu

Dagaallo Khasaare Badan Sababay oo Al-shabaab iyo Ciidammada Soomaaliya ku Dhexmary Bakool

Araweelo News Network Bakool(ANN)Ugu yaraan 20 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen, tiro intaas ka badanna ku dhaawacmeen dagaallo aad u culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidammada dawladda taagta daran ee Soomaaliya ku dhexmaray degaanno ka tirsan Gobolka Bakool

Somaliland: Mucjisooyin Sarkaal Gaashaanle Sare ah Kala Kulmay Fadhataysigii Laga Badbaadiyey Warshadda Kabista Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Gaashaanle Sare Saleebaan Cabdillaahi Warsame oo ka mid ah saraakiisha sare ee Ciidammada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xog-warran ka bixiyey qaabkii Warshadda Kabka Hubka ee caasimadda Hargeysa looga badbaadiyey in la billiliqaysto waqtigii ay dagaalyahannadii SNM

Farriimo Luqadda Carabiga ku Qoran oo Sababay in Dhallinyaro Walaalo ah Khasab Lagaga Dejiyo Diyaarad Rakaab

Araweelo News Network London(ANN)Laba gabdhood iyo wiil ay walaalo yihiin oo ka mid ah muslimiinta ku dhaqan dalka Ingiriiska, ayaa diyaarad ay saarnaayeen qasab lagaga dejiyey, kadib markii mid ka mid ah rakaabka diyaaraddu ku eedeeyey in ay ka mid

Amar Madaxweyne: Waa in 48 Saac Gudahood Lagu Eryo Shaqaalaha Saxeexay Aftida Xilka la igaga Qaadayo

Araweelo News Network Maaxweynaha dalka Feensuweela (Venezuela) ee ku yaal qaaradda koonfurta Ameerika Mr. Nicolas Maduro, ayaa wasiirrada dawladdiisa ku amray in ay 48 saac gudahood ku eryaan shaqaalaha dawladda ka tirsan ee saxeexa baaq (Petition) lagu dalbanayey in xilka

Haddii aad Shaqo Naftaada u Xun Hayso oo aad Da’da 20aadka ku Jirto Caafimaad-darro ayaad Halis ugu Jirtaa

Araweelo News Network Cilmi-baadhis la sameeyey, ayaa lagu ogaaday in qofka dhallinyarada ah uu dhibaatooyin iyo caafimaad-darro kala kulmo shaqooyinka aan u wanaagsanayn naftiisa, halka uu sidoo kale la kulmo hurdo la’aan, isku buuq iyo caafimaad-darro aad u badan. Daraasaddan

Agaasimaha Inter Peace Ee Bariga iyo Badhtamaha Africa Mr. Jean Paul Mugiraneza Oo Madaxweyne Siilaanyo Kala Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Agaasimaha guud ee Hay’adda Caalamigaa ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber oo fadhigiisu yahay magaalada Geneva ee xarunta dalka Switzerland. Kulankan oo ay Madaxweynaha

Madaxweyne Siialanyo Oo Beesha Caalamka U Gudbiyay Sagaal Qodob Oo Garnaqsi Qadiyada Somaliland Ah

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa farriin xambaarsan sagaal qodob u diray Soomaaliya, Qarammada Midoobay, Midowga Yurub, Jaamacadda Carabta iyo Maraykanka, taasoo uu ku caddeeyey sida qaddiyadda madaxbannaanida dalkiisu u tahay mid dhab ah

Trump gains ground against Clinton: Poll

Aeaweelo News Network Washington(ANN)US Republican presidential nominee Donald Trump has gained ground against his Democratic rival Hillary Clinton, according to a national tracking poll. For the first time in nearly a month, Trump finds himself ahead of Clinton, according to