Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2016

Total 148 Posts

Warbixin: Kofeega oo Laga Cabsi Qabo in Laga Waayo Dunida Sannadka 2080-ka

Araweelo News Network Kafeega ayaa laga cabsi qabaa inuu ka cidhib-tirmo guud ahaan caalamka, lana waayo marka la gaadho sannadka 2080-ka haddii Ilaahay yidhaa, arrintaas oo sabab looga dhigayo cilmilada is-dhalan rogaysa. Sida lagu daabacay wargeyska Independent oo Jamhuuriya soo

Xubnihii Guddida Xukuumadda Ee Heshiiskii DP World Oo La Kulmay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Imaaraadka Carabta

Araweelo News Network Dubai(ANN)Jaaliyadda Reer Somaliland ee ku dhaqan Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo Safiirka Somaliland u fadhiya safaaradda Imaaraadka aynu ku leenahay ayaa Xaflad balaadhan oo sagootis iyo xog kala qaadasho ah u sameeyey weftigii isugu jiray guddida Heshiiska Dekeda

Boqorka Raysal Khayma Ee Imaaraadka Oo Casuumad U Sameeyay Weftigii Somaliland

Araweelo News Network Raysal Khayma(ANN)Weftigii Jamhuuriyadda Somaliland, kuna sugnaa Dubai, ayaa martiqaad rasmi ah ka helay boqorka xukuma Raysal Khayma oo kulan balaadhan la yeeshay weftigii Somaliland ee halkaa u joogay meelmarinta heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay kala saxeexdeen 05/09/2016,

Somalia Bans Kenyan Khat Imports

Araweelo News Network Khat is chewed widely across Somalia and produces feelings of euphoria, but is banned in the U.K. and U.S Somalia has banned Kenyan flights bringing stashes of the herbal stimulant khat into the country in the Horn

Dadka U Ololeeya Xuquuqaha Bulshada Madaw oo Hakad Geliyey Duulimaadyadii Madaar ku Yaal Caasimadda London

Araweelo News Network London(ANN)Kumanaan ka mid ah Dadka u ololeeya xuquuqda Bulshada madow, ayaa hakad geliyey duulimaadyadii madaar ku yaal caasimadda Ingiriiska ee London muddo lix saacadood ah, kadib markii ay mudaharaad ka dhex sameeyeen. Koox dad ah oo isku

Cilmi-baadhis: Dhalan-geddiska Cimilada oo Laban-laabtay Khatarta Cudurka Kaneecada ee Afrika

Araweelo News Network Cilmi-baadhis uu daabacay jariirad Malaria Journal oo Jamhuuriya soo xigtay, ayaa iftiimisay in ay is laban laabtay tirada dadka Afrika khatarta ugu sugan cudurka kaneecada ee la yidhaa Duumada, gaar ahaan dadka u nool meelaha dhaamamka ah

Bilyineerrada Adduunka oo Rubuc ka Mid ah Lacagtooda Kaash ahaan ku Haysta

Araweelo News Network Dadka bilyaneerrada ah ee adduunka, ayaa la ogaaday inay kaash ahaan u haystaan rubuc ka mid ah hantidooda oo u dhiganta 1.7 tiriliyan (trillion), arrintaas oo lagu tilmaamay mid khatar ku ah dhaqaalaha caalamka. Sida lagu sheegay

Guusha laga gaadhay heshiiska Dp World iyo Somaliland taariikhda ayaa xusi doonta

Qalinki: Axmed Naasir Guulaha dawlad kobcaysa oo ku jiri raad barad ay gaadho inta aysan noqon dal la aqoonsanyahay ayaa ah kuwo taariikhda baal dahab ah ka gala kuna yimaad dedaalka iyo halganka hawl-wadeenada dalkaa horkacaaya ay sameeyaan haday noqoto

Madaxtooyadda Somalia Oo Madaafiic Lagu Garaacay

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Xarunta Madaxtooyada Dowlada Federaalka ee Villa Somalia, ayaa markale weerar madaafiic ah lagu garaacay, iyadoo ay weerrarka Madaafiicda sheegteen Xarakada Al Shabaab ee Soomaaliya ka dagaallanta. Maanta duhurkii ayaa tira madaafiic ah lagu duqeeyay Villa Somalia oo

Obama Oo Joojiyay Kulan Uu La Yeelan Lahaa Dhigiisa Philippine Kaddib Markii Uu kala Kulmay Aflagaadadii Ugu Xumayd

Araweelo News Network Manila(ANN)Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa hakiyay kulan uu la yeelan lahaa Madaxweynaha Dalka Philippine President Rodrigo Duterte. Kaddib markii Madaxweyne Obama ka cadhooday hadal kulul oo uu ku aflagaadeeyay hoggaamiyaha wadanka Philippine ee caanka ku ah inuu