Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2016

Total 148 Posts

DP World signs Dh1.62 billion joint venture Agreement with Somaliland

Araweelo News Network Dubai: DP World, the port operator with terminals from Brazil to China, has signed an agreement with the government of Somaliland to co-invest $442 million (Dh1.62 billion) in the Port of Berbera. The two parties have signed

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Difaacay Heshiiska Shirkadda DP World Jawaabna Ka Bixiyay Diidmada Xukuumadda Muqdisho Ee Heshiiskaa

Araweelo News Network Dubai(ANN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sharaxaad ka bixiyey faa’iida uu qaran ahaan leeyahay Heshiiska Xukuumadda Somaliland la gashay Shirkadda Caalamiga ah ee DP World, kaas oo la xidhiidha Horumarinta Dekeda Berbera. Wasiirka ayaa

DP World to Manage Somaliland Port of Berbera

Company Will Own 65% of Joint Venture With Somaliland Government Araweelo News Network DUBAI—Dubai-based ports operator DP World on Monday said it has won a concession to manage and develop a port at Berbera in Somaliland, adding to a global

UN urges Somalia to boost press freedom

Araweelo News Network MOGADISHU(ANN)The United Nations called on Somalia to do more to protect the freedom of the press and expression in a country where 30 journalists have been killed in four years. But in a report, the UN noted

Hal Waayeel Haddii La Yeelo Hal Waraabe Ma Dileen. By. Cabdiraxmaan Cadami

Waxa aan akhriyey buug cusub oo dhawaan soo baxay oo magaciisu yahay Raad-raaca taariikhda Soomaaliyeed oo runtii dareenkayga soo jiitay iyo sida aan malaynayo qof kasta oo wada akhriyey buuga ama qaybo ka mid ah. Buuga waxa qoray Amb. Xuseen

Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW Ee maalgelinaysa Dekeda Magaalada Berbera Oo Kala Saxeexday Heshiiska Rasmiga Ah

Araweelo News Network Dubai(ANN)Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW ee maalgelinaysa Dekeda Magaalada Berbera ayaa Maanta Si rasmi ah Qallinka ugu Wada Duugay Dhamaystirka Heshiiska Dekedda Berbera oo ka dhacay Magaalada Dubai. Heshiiskan ayaa waxaa Somaliland u saxeexay Wasiirka Arrimaha Dibadda

Qarammada Midoobay Oo Shaacisay in Caddaaladda la Horgeyn Doono Shaqsiyaad Dawladda Soomaaliya ka Tirsan

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)- Wakiilka Qarammada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michele Kitin, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday in caddaaladda la horgeyn doono masuuliyiin ka tirsan maamulka taagta daran ee Muqdisho oo loo haysto xadgudubyo ay u geysteen

Guddoomiyaha WADDANI Cirro Oo Ugu Baaqay Xukuumadda KULMIYE Inay Diyaariso Saaxad si Xor ah Loogu Tartamo Doorashooyinka

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa caddeeyey in xisbi ahaan mabda’oodu yahay midaynta shacbiga reer Somaliland, loona sinnaado horumarka iyo caddaaladda. Guddoomiye Cirro oo hadal ka

Xadka Hargeysa iyo Boorama: Yaan la Isku Garaacin Gacal Walaalo ah Maxamed Cabdi Daa’uud

Waxa ayaan-darro ah in xal loo waayo, xadka maamul ee u dhexeeya Boorama iyo Hargeysa, intii ay Somaliland jirtayba. Sababta koowaad waxaa lahaa gumaysigii oo ka warwareegay inuu shaaciyo xadkaas oo qarsoodi ahaa wixii ka horreeyay sannadkii 1957-kii. Ka dibna

Warraysigii ugu Horreeyey ee Laga Qaado Nelson Mandela oo la soo Saaray

Araweelo News Network Waxa la soo saaray muuqaalka warraysigii ugu horreeyey ee laga qaado hoggaamiyihii hore ee Koonfur Afrika Mr. Nelson Mandela waqtigii uu dagaalka kula jiray midab-ta-koorkii ka jiray dalkiisa. Muqaalkan oo la rumaysan yahay in la qaaday sannadkii