Month: September 2016
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dhinacyo kale Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saaray Xaalada Deegaanka Ceel-Afweyn
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ugu baaqay dadka deegaanka Ceel-afweyn inay joojiyaan gacan ka hadalka oo ay is xakameeyaan. Kaddib shaqaaqo gacan ka hadal oo mar labaad kasoo cusboonaatay deegaankaa, taas oo sababtay dhimashada ku dhowaad dhawr iyo
Xukuumadda Somaliland Oo Dawlada Milateriga Masar Ka Dalbatay Inay Usoo Diraan Culimo Qiimaysa Iimaamyada Masjidada Iyo Maxaadarooyinka Diiniga Ah
Araweelo News Network Qahira(ANN)Xukuumadda Somaliland Oo Dawlada Milateriga Masar ka dalbatay in ay usoo diraan Culimo qiimayn ku samaysa Iimaamyada Masjidada Somaliland iyo sidoo kale Maxaadarooyinka Diiniga ah ee Bulshada loo jeediyo. Sidaana waxa lagu sheegay war kasoo baxay, kaddib
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Baaq Nabadeed U Diray Bulshada ku Dagaalabtay Duleedka Ceel-afweyn
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, isla markaana ah guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Baaq Nabaddeed u Diray Bulshada Walaalaha ah ee Ku Dagaalamay Deegaanada duleedka Degmada Ceel-Afweyn. Post Views: 424
Tuuggii Daacadda ahaa
Boqorkii ugu xikmadda badnaa Boqoradii ka soo taliyey aduunka qarnigii 18-aad ee aynu soo dhaafnay, inkastoo boqorkaasi uu lahaa xikmaddo wanaagsan, haddana waxa caado u ahaan jirtay isagoo is qarinaaya, soo dhego-dhegeeyo wararka la isla dhex-marayo ee ka jira goobaha
Wasiirka Daakhiliga Oo Bulshada Gobollada Barigu Ugu Baaqay In Ay Wax ka Bartaan Horumarka Galbeedka Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay horumarka ballaadhan ee ka tisqaaday gobollada galbeedka, isagoo soo jeediyey in degaannada bari ee dalkana loogu duceeyo horumar iyo wanaag ay gaadhaan.
Xukuumadda oo Caddaysay in Diiwaangelinta iyo Doorashada Laga Qabanayo Degaannada Xeebta Woqooyi Ee Muranku Ka Taagnaa
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa caddaysay in diiwaangelinta codbixiyayaasha laga fulinayo lixda tuulo ee ku yaal deegaanka Xeebta Waqooyi ee maamulkooda ay ku muransan yihiin gobollada Maroodi-jeex iyo Awdal. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Md. Cabdillaahi
Wadamada Bariga Afrika Oo U Ololaynaya Sidii Afka Sawaaxiligu U Noqon Lahaa Luqadda Rasmiga Ah Ee Midaysa
Araweelo News Network Nairobi(ANN)Sharci-dejinta Ururka Midowga dalalka Bariga Afrika ee EALA (East Africa Legislative Assembly), ayaa ansixiyey qaraar ay ku oggolaadeen in luqadda sawaaxilligu (Kiswahili) noqoto afka koowaad amma rasmiga ah ee bulshooyinka waddamadaasi ku wada hadlaan. Luqadda sawaaxilliga waxa
Hadaad Lulooto Adigoo Wax Daawanaya Waxaad Halis U Tahay Dhiig-kar
Araweelo News Network Cilmi-baadhis cusub oo la soo saaray, ayaa lagu sheegay in ragga fiidkii ku hor lulooda amma ku daala daawashada telefishanku ay khatar ugu jiraan inuu asiibo cudurka dhiig-karku. Daraasadda la sameeyey waxa ay soo jeedisay in ragga