Araweelo News Network

cirrolastHargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, isla markaana ah guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Baaq Nabaddeed u Diray Bulshada Walaalaha ah ee Ku Dagaalamay Deegaanada duleedka Degmada Ceel-Afweyn.