Month: September 2016
IGAD Maxay ii Tahay.? By, Prof Gees
Araweelo News Network Prof. Gees oo faahfaahin ka bixiyey waxyaabo khuseeya Ururka IGAD iyo in aanay Soomaaliya weli xubin ka ahayn “Wa leylin ka mawjil baxri arkhaa suduulahu Calaya bi anwaacil hummuumi li yabtalii Alaa ayuhal leylu dawiilu injali bi
Mana Musa: Shaqsigii ugu Hantida Badnaa Bani’aadamka
Araweelo News Network Qormadan waa hal-tebinta qoraal uu diyaariyey Paula Wilson oo wax ku qora wargeyska Africanglobe, waxaanay xambaarsan tahay dhacdooyin iyo taariikho qiimo badan oo meesha ka saaraya waxyaabo ay ku doodaan aqoonyahannada iyo warbaahinta reer galbeedka Marka la
Daraasado Lagu Samaynayo Waxyeellada Degaan iyo Dhaqaale ee Dhaamka Ethiopia ku Keenayo Webiga Niilka
Araweelo News Network Dawladaha Masar, Sudan iyo Itoobiya, ayaa bilaabay daraasado ku saabsan saamaynta degaan iyo dhaqaale ee uu ku yeelanayo dhaam $4 bilyan oo dollar ku baxay oo Itoobiya doonayso in ay ku manaafacaadsato webiga biyaha Niilka. Dhaamkan oo
Muqdisho: Al-shabaab oo Qarax ku Khaarajiyey Sarkaal ka Tirsanaa Nabad-sugidda Soomaaliya
Araweelo News Network Muqdisho (ANN)- Kooxda Al-shabaab ayaa qarax gaadhigiisa loogu xidhay ku khaarajiyey sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’adda Nabad-sugidda maamulka Soomaaliya badhtamaha magaalada Muqdisho duhurnimadii shalay. Sarkaalka oo la odhan jiray Axmed Shuuriye, ayaa la sheegay inuu ku
Xukuumadda Djibouti Oo Ku Hawlan Sidii Ay Maamulka Gobolka Selel Ee Somaliland Is Bedel Ugu Samayn Lahayd
Araweelo News Network Djibouti(ANN)Xukuumadda Dalka Djibouti ee Ismaaciil Cumar Geele, ayaa ku hawlan sidii ay maamulka gobolka Selel ee Somaliland ugu samayn lahayd isbedel. Sida ay sheegayaan warar shebekadda Araweelo News Network ka heshay ila wareedyo lagu kalsoonyahay, wuxuu warkani
Xukuumadda Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Dhawaaq Madaxweynaha Somalia Kaga Hadlay Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab kulul ka bixisay dhawaaq Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud kaga hadlay heshiiska dhowaan Xukuumadda Smmaliland la gadhay shirkadda DP World ee ku maalgalinayso Dekedda Berbera: Qoraal saxaafeed kasoo baxay caawa qasriga Madaxtooyadda Somaliland,
Go’aamo Laga Soo Saaray Shaqaaqadii Deegaanka Ceel-afweyn Oo Nabad Lagu Suntay
Araweelo News Network Ceelafweyne(ANN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaciyey inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo gacan adag wax kaga qaban doonto sharciga la tiigsan doonto cid kasta oo ka hortimaada in nabad waarta laga xaqiijiyo deegaanka CeelAfweyn
Doon Siday Tahriibayaal Gaadhaya 600 Qof Oo Ku Degtay Xeebaha Dalka Masar
Araweelo News Network Qahira(ANN) Doon siday Tahriibayaal gaadhaya 600 qof, ayaa ku degtay Xeebaha Dalka Masar, sida ay sheegayaan warar hordhac ah oo laga soo xigtay saraakiisha Dalka Masar Doonta ayaa ku degtay xeebat magaalada Roozeta, iyadoo saraakiisha Dalka Masar
Amiirka Dalka Qadar Oo Israa’iil Afka Gacanta U Saaray Daawo Xogta Dahsoon
Araweelo News Network Amiirka Dalka Qatar oo Israa’iil Afka Gacanta u Saaray Daawo (Xogta Dahsoon) Halakan Ka Daawo https://youtu.be/A0RjrVVIomQ Post Views: 508
5 million in Somalia don’t get enough food, UN report says
Araweelo News Network MOGADISHU, Somalia — Tears filled Amina Nur’s eyes as she cuddled her frail-looking child with a sunken chest. She and her family returned to Somalia five months ago after several years in a refugee camp in neighboring