Month: February 2017
Syria: Qaraxyo Lagu Hoobtay Oo Galaaftay Taliyihii Sirdoonka Millateriga Bashaar Al-Asad Iyo Saraakiil Kale
Araweelo News Network Xums-Syria (ANN)- Warar ka imanaya Dalka Suuriya, ayaa sheegaya in ugu yaraan 32 qof ay ku dhinteen laba qarax oo miidaamo ah oo lala beegsaday laba xarumood oo ciidamada nabad gelyadu ku leeyihiin magaalada Xums ee badhtamaha
Wiil Dhashay Isagoon Gacmo iyo Lugo Lahayn, Haddana Dedaal Badan Sameeyay:Ku Cibro Qaado
Araweelo News Network Wiil yar oo reer Masar ah, laguna magacaabo Siyad Maxamed Axmed Maxamed, waxa uu ku soo dhashay gacmo iyo lugo la’aan, balse arrintaasi kama ay joojin inuu hawlihiisa qabsado sida inuu wax cuno, cabbo amma waxbarashadiisa si
CNN, NY Times banned from White House briefing
Araweelo News Network CNN, NY Times banned from White House briefing Washington(ANNh-The White House has blocked a number of major media outlets from a press briefing, showing President Donald Trump’s determination in fighting what he calls “fake news media.” Bbc,CNN,
Madaxweyne-ku-xigeenka oo ku Dhawaaqay in Xaaladda Abaartu ka sii Darayso, Dadkuna Gelayaan Duruuf Adag
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Madaxweyne-ku-xigeenka, ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ku dhawaaqay in xaaladda abaartu ka sii darayso, isla markaana dadku sii gelayaan duruufo aad u adag, isagoo ku baaqay in la xoojiyo
Guddoomiyaha WADDANI Cirro Oo Kormeer Ku Maray Qaar ka Mid ah Garoomada Kubbadda Cagta ee Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kormeer ku maray afar ka mid ah garoomada kubbadda cagta oo ku yaal degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ee caasimadda Hargeysa . Guddoomiye Cirro oo
Xog Laga Helay Kulan Qarsoodi ah oo Maraykanku Isku Horfadhiisiiyey Hoggaamiyeyaal Carbeed iyo Madaxda Israa’iil
Araweelo News Network Qudus (ANN)- Kulan qarsoodi ahaa oo dawladda Maraykanku isku horfadhiisisay hoggaamiyayaasha waddamo ka mid ah Carabta iyo madaxda Israa’iil, ayaa noqon waayey mid midho-dhal ah oo wax ku kordhiya dedaallada nabadda Bariga Dhexe. Xogo laga helay laba
Guul Wadaha Dahsoon Ee Qaranka W/Q:Maxamed Xuseen Jaamac
Marka aad maqasho eratga guul wade waxa judhiiba maskaxdaada ku soo dhacaaya taliskii macangaga ahaa maxamed siyaad barre iyo dhaqankii dawladii kacaanka ahayd xiligii ay gayiga soomaalida ka talinaysay ee ay sida awr qoodh ah dhibi shaxanaysay. Taliskaasi waxa uu
Duni Afduuban: by. Abdirashiid Ali Aw. Yusuf Mattah
Laga soo bilaabo dhamaadkii dagaaladii koowaad iyo labaad ee dunida, waxa fagaaraha xadaaradeed ee caalamka weydaartey quwado dunida kajirey kuwaa oo ku hirdamayey hogaanka caalamka. Waxaa jaraha qabtay wadamadii ku guulaystey dagaalka, waxana xadaarada iyo hogaaminta dunidu gacanta u gashay
Yemeni forces target Jordanian F-16 fighter jet over Saudi Arabia: Report
Araweelo News Network Yemeni air defense forces, backed by fighters from allied Popular Committees, have reportedly intercepted and shot down a single-engine, supersonic and multirole F-16 fighter jet of the Royal Jordanian Air Force. An unnamed Yemeni military source told
Waa Kuma Ra’iisal-wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo fadeexadaha Lala Xidhiidhiyay?
Araweelo News Network Muqdisho (ANN)- Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Mr. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa si lama filaan ah degdeg ugu magacaabay ra’iisal-wasaaraha xukuumaddiisa cusub subaxnimadii hore ee shalay. Madaxweyne Farmaajo waxa uu xilka ra’iisal-wasaaraha maamulkiisa cusub u doortay