Month: March 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Kulan La Yeeshay Baarlamaanka Kadib Ansixintii Golaha Wasiiradda Cusub
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib markii ay shalay ansixiyeen golaha Wasiiradda cusub ee uu dhowaan magcaabay. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey
Jaamacaddaha Ugu Da’a Weyn Dunida Carabta Daawo: (Xogta Dahsoon)
Araweelo News Network jaamacadda Qirawiin ee Dalka Morooko waxaa la sameeyey sanadkii 859 waana jaamacadaha ugu faca weyn dunida ee illaa maanta shaqeeya, Jaamacaddaa waxa wax ku bartay Culimo badan oo u dhashay dalalka reer galbeedka. Jaamacaddaha kale ee ugu
Sideed Qodob Oo Kasoo Baxay Wada-Hadaladii U Dhexeeyay Xukuumadda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo Ee Uu Hoggaamiyo Cali Khaliif Galaydh
Araweelo News Network Djibouti(ANN)-Wada-Hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo kooxda Khaatumo, ayaa laga soo saaray qodobo muhiim ah, kuwaas oo ka kooban sideed qodob. kadib wareegii labaad ee wadahadalada oo lagu soo gebagebeeyay Dalka Djibouti. Qoraalka qodobadaa oo lasoo mariyay xafiiska
In drought-stricken Somaliland, families try to survive on black tea
Araweelo News Network BURAO(ANN)-In a makeshift camp beside a disused airfield in the breakaway Somali region of Somaliland, 32-year old Nima Mohamed sits next to an open wood fire, boiling a kettle of black tea. Unless aid groups bring them
Xaaji Cabdi-waraabe Oo Ku Duceeyay In Xukuumadda Soo Socotaa La Mid Noqoto Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi-waraabe) oo ka mid ah odayaasha ugu da’da wayn Somaliland, kana tirsan xildhibaannada aqalka odayaasha ee Guurtida, ayaa Alle ka baryey in madaxweynaha iyo xukuumadda ka soo baxa doorashada Madaxtooyada ee soo socotaa
Somaliland: Baanka Dhexe Oo Lagu Wareejiyay Nus Malyuun Doollar Oo Ay Bixisay Shirkadda DP World
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa Baanka Dhexe ku wareejisay lacag dhan shan milyan doollar oo ay bixisay shirkadda DP World ee lagu wareejiyey maamulka Dekedda Berbera. Lacagtan oo ah qaybtii
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Sheegay In Ashkhaas Danno Gaar Leh Dacwad U Gudbiyeen Dalalka Qaadhaan-bixiyeyaasha
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaciyey in dad ka soo horjeeda horumarka iyo maalgashiga Somaliland ay sameeyeen dacaayado gaadhay inay dacwado u gudbiyaan dalalka qaadhaan-bixiyayaasha ah ee taageerada siiya Somaliland. Wasiir Maxamuud
Taliska Guud Ee Booliska Somaliland Oo Ka Xog-waramay Jiritaanka Kiisas Bulshadu Ku Jaah-wareertay
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Taliska Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey kiisas Jaah-wareer ku riday Bulshadda, kuwaas Oo sida ay sheegeen noqday been-abuur ay faafiyeen dad sheegtay in la sixray, kadibna la kaxaystay, iyadoo xabsiga la dhigay qaar
Somaliland: Masuuliyiin Ka Socday Xukuumadda Oo Ka Qaybglay Shir Lagaga Hadlay Ganacsi Qaarada Afrika iyo Jarmalka
Araweelo News Network Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Duulista oo sheegay inay shirka u gudbiyeen fursadaha ganacsi ee dalka Somaliland Berlin (ANN)- Wefti ka socda xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md. Guuleed Maxamed Shire, isla
Nolol la Xusuusto: “Baabuurkii aan Wadannay Waxa soo Garab istaagay Gaadhi uu Keligii Wato Siyaad Barre”
Araweelo News Network Saciid Maxamed gees Qaybtii 10aad Gartay oo guryasamo galbeed weeyee Gawaan bahale iyo geyigan jaan Gamaaso maxaayla soo galay. “Faysal Cumar Mushteeg” Dawladdii Jamhuuriyadda Somaaliyeed iyo Ururka Caafimaadka Adduunka (World Health Organization) ayaa wada galay heshiis sidii