Month: March 2017
Suspect arrested on U.S. Capitol grounds for trying to run over police officers
Araweelo News Network Police say incident ‘appears criminal in nature’ and unconnected to terrorism Washington(ANN)- Police say incident ‘appears criminal in nature’ and unconnected to terrorism A female suspect tried to ram a police cruiser and run over officers on
Somalia: Kooxda Daacish Ee ISIS Oo Markii Ugu Horreysay Dil Qorshaysan Ka Fulisay Muqdisho
Araweelo News Network Muqdisho (ANN)- Kooxda Daacish/ISIS ee ka dagaallanta dalalka Ciraaq, Suuriya iyo Liibiya, ayaa markii ugu horreysay sheegtay inay dil qorshaysan ka fuliyeen caasimadda waddanka Soomaaliya ee Muqdisho. War lagu baahiyey warbaahinta taageerta ururka Daacish shalay, ayaa lagu
‘Dalxiisku Wuxuu ka Mid Yahay Meelaha Dhaqaalaha Ugu Badan ka soo Galo Caalamka’ Wasiirka Dalxiiska Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland Md. Khadar Xaaji Yuusuf Cabdillaahi, ayaa rajo ka muujiyey in goobaha aataarta qaddiimiga ahi ku duuggan tahay ay meel il-dhaqaale oo muhiim ah u noqon karaan dalka mustaqbalka dhaw.
Saddexda Xisbi Qaran Ee KULMIYE, WADDANI iyo UCID Oo Soo Dhoweeyay Natiijada Hordhaca Ee Diiwaangelinta Iyo Jadwalka Komishanka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, WADDANI iyo UCID, ayaa soo dhaweeyey natiijada hordhaca ee laga soo saaray diwaangelinta codbixiyeyaasha, waxayna tilmaameen inay Guddida Doorashooyinka kala shaqaynayaan sidii kaadhadhka codbixiyeyaasha loogu qaybin lahaa dad muwaadiniinta ah. Dhinaca kale,
Dood Ka Dhalatay Nin Ciqaab Adag Mariyay Xaaskiisa Oo Samaysatay Facebook Ay Ka Basaasto
Araweelo News Network Nin u dhashay dalka Masar, ayaa muddo saddex maalmood ah jidh-dilayey xaaskiisa, aakhirkiina guri ku qufulay, kadib markii uu ogaaday in ay samaysatay facebook, kaasoo ay ugu talogashay inay ka basaasto si ay u ogaato inuu haween
Kenya: Cabsi soo Waajahday Dadka Timaha Dhaadheer iyo Suuqa Lagu Kala Iibsado oo Xaami Noqday
Araweelo News Network Cabsi xoogan ayaa soo waajahday bulshada ku dhaqan dalka Kenya, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Nairobi, kadib markii ay halkaas ka bilaabantay tuugo si farsamaysan u xada timaha qofka ku yaal, iyadoo cabsidu ku sii badan
Siyaasiga Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Aanay Somaliland Ka Go’in Soomaaliya Fariina U Diray Siyaasiyiinta Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ka ah geyiga Soomaalida, isla markaana ka mid ahaa siyaasiyiinta u dhashay Somaliland ee dhowaan kasoo laabtay mabda Soomaali weynta ee ay aaminsanaayeen, ayaa uga digay siyaasiyiinta
Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Afar Maalmood Ah Kadib Kusoo Laabtay Hargeysa Iyo Kormeer Uu Ku Sameeyay Mashruuca Xunba Weyne
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ku soo laabtay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, isagoo soo kormeeray Dhaamka Xumbo weyne oo gebegebo ku dhaw wakhtigan roobabkiina ay buuxiyeen oo uu guul iyo tijaabo
Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Shaaciyay Natiijada Dadkii Is Diiwaangeliyay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada dadkii is diiwaangeliyay ee la doonayay inay codkooda ka dhibtaan doorashooyinka dib u dhacu kun yimi ee Somaliland. Natiijada dadkii is diiwaangeliyay iyo siday gobolada iyo degmooyinku tirada
Saanadda Ciidamada ee Ugu Qiimaha Qaalisan Daawo: (Xogta Dahsoon)
Araweelo News Network Barnaamij ku saabsan Saanadda Ciidamada ee ugu Qiimaha Qaalisan ayaynu kusoo qaadanaynaa barnaamijkeena xogta dahsoon. Halkan ka Daawo. https://youtu.be/MLg5Huy58VM Post Views: 626