Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada dadkii is diiwaangeliyay ee la doonayay inay codkooda ka dhibtaan doorashooyinka dib u dhacu kun yimi ee Somaliland.
Natiijada dadkii is diiwaangeliyay iyo siday gobolada iyo degmooyinku tirada ugu kala badan yihiin halkan ka eeg.