Month: April 2017
Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeeray Dhakhaatiirta Ka Socota Imaaraadka Carabta Oo Hawgal Caafimaad Ka Wada Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa kormeer aan hore loo shaacin maanta ku tegay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay gargaar caafimaad ka wadaan dhakhaatiir Imaaraadka carabtu u soo diray Somaliland, kuwaasi oo
Pyongyang: Kuuriyada Waqooyi Oo Sii Wada Tijaabada Gantaaleheeda, Madaxweyne Trump Iyo Madaxda Kale Ee Dunida Oo Jawaabo Is Khilaafsan Ka Bixiyay
Araweelo News Network Pyongyang(ANN)-Dalka Kuuriyada Waqooyi, ayaa sii wada tijaabada Gantaalaha hubka Nukliyeerka xanbaarsan, kaddib markii uu mar kale hawadda u ganay gantaal kale oo ah nooca Ballistika ah, Saacado yar kaddib markii xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka Rex Tillerson
North Korea ballistic missile test fails: South, US
Araweelo News Network Pyongyang(ANN)-North Korea test-fired a ballistic missile from a location north of the capital Pyongyang, but it exploded shortly after liftoff, the US and South Korean militaries say. “North Korea fired an unidentified missile from a site in
First 2017 debate among Iran presidential candidates to air live
Araweelo News Network Tehran(ANN)-The first debate among the six candidates of the 12th Iranian presidential election will be aired live shortly on state television. The candidates are set to outline their plans for the post. They will be given an
Dhakhtar la Taliyey Hooyo 37 Jir ah oo Dhashay 38 Carruur ah
Araweelo News Network Haweenay da’deedu tahay 37 jir ah oo ku nool dalka Uganda ee bariga Afrika, ayaa dhashay 38 carruur ah, tiradaas oo ka badan muddada sannadaha ah ee ay jirtay, iyadoo hooyadaasi gashay buugga lagu kaydiyo dhacdooyinka cajiibka
GORFEYNTA BUUGGA “DUCO-QABE” Qalinkii Cabdinaasir Axmed Abraham
Araweelo News Nerwork “Buugga DUCO-QABE halgankii iyo Siyaasaddii Maxamed Xaaji Ibraahim CIgaal oo uu qoray Xasan Cabdi Madar. Lagu daabacay Hargeysa-Somaliland. Ay daabacday shirkadda Sageljet. Tarmintiisii koowaad la sameeyay 2016. Ka kooban 333 bog. Markii aan akhriyay waxa ila qummanaatay
Al-Shabab shoots dead senior national security officer in Somalia
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)-Militants from the al-Shabab group have shot dead a senior national intelligence officer in front of his house in the capital Mogadishu, officials say. Ibrahim Nur, a police officer, said that the security officer had been sitting
“Muusow Anigu Ku Odhan Maayo Dagaalkii Sokeeye Adaa Ridaye Haddii Nasiibku Kuu Siiyey Waqti Dagaal Sokeeye, Waa Nasiibkaa Ee Iimaanso,….” Hogaamiyaha WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan
Araweelo News Network Boorama(ANN)-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal uu Murrashaxa XIsbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo ah Guddoomiyaha Xisbigaa u mariyay Warbaahinta Hoggaamiye Xirsi iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANi, isla
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ka Hadlay Goolaaftanka Siyaasiyiinta, Dhaliilo Uu Hore Ugu Jeediyay Hoggaamiyaha WADDANI Iyo Arrimo Kale
Araweelo News Network Boorama(ANN)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si hufan u sharraxay arrimo door ah oo ku saabsan xaaladaha dalka oo ay ka mid yihiin xafiilka iyo dhaliilaha ay isku jeediyaan siyaasiyiintu, caqabadaha
Muuse Biixi Ma Xirsi Buu U-jawaabay, Mise Xogta Xarunta Madaxtooyada Taala Ayuu Ka Shifay? Faallo:- Wariye Cabdi Fataax Ismaaciil Caarshe
Juglaydu waa nooc ka mid ah shibiraha hadda duusha ah, waana la qashaa oo hilibkeeda waa la cunaa, ayaa lagu tilmaamaa ama soomaalidu u-jeeddo ahaan u soo qaadataa inay tahay mid ku fiican xagga ciyaaraha ama xariif ku ah, dabadeed