Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2017

Total 199 Posts

Wall Streeter turned Somaliland school headmaster speaks in Greenwich

Araweelo News Network By Emilie Munson GREENWICH — After four years running his own $170 million hedge fund, Jonathan Starr decided it was time for a change of career — and continent. The highly competitive business man jetted to Somaliland,

Guddoomiyaha UCID, Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay In Dhibaatooyinka Sicir-Bararka Ee Dalka Ka Jira Kaga Mashquushay Muuse Biixi, Reer Booramana Fariin U Diray

Araweelo News Network Boorama(ANN)-Guddoomiyaha Xsibiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay xukuumadda Somaliland in ay ku guuldaraysatay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka Sicir-bararka oo uu sheegay inay kaga mashquushay sidii ay usoo saari lahayd

Somaliland: Guddida Abaaraha Heer Qaran Iyo Wasaaradda Caafimaadka Oo Fariimo U Diray Bulshada

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Kulamo maalmihii u danbeeyey Madaxweyne ku xigeenka, iyo Guddida Abaaraha ee heer qaran ku lahaayeen Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagaga hadlaayey sidii taakulo loo gaadhsiin lahaa dadka ay abaaruhu tabaaleeyeen, ka dib markii uu shirkaasi soo

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Hawlaha Gurmadka Abaaraha, Dadka Tabaalaysan Iyo Qaadashada Kaadhka Codbixinta

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ka hadlay Arrinta qaadashada kaadhka codbixiyaha iyo xaalada abaarta ayaa yidhi “Milgo iyo maamuus weyn bay ii tahay in aan maanta idiin soo gudbiyo, fariin xambaarsan muhiimadda qaadashada kaadhka

Somalia: Golaha Wasiirada Oo Ka Hadlay Xaaladdaha Amniga, Maareynta Maaliyada Iyo Shuban-biyoodka Galaaftay Boqolaal Qof

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka lagaga hadlay waxaa ka mid ahaa Amniga Qaranka, Maareynta Maaliyada, Abaaraha, xaalada shuban-biyoodka,

Xukuumadda Somalialnd Oo Heshiis La Xidhiidha Dakhli-ururinta iyo Nidaamka Xisaabaadka Cashuuraha la Gashay Shirkad Laga Leeyahay Britain

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa heshiis la saxeexatay shirkad ka shaqaysa arrimaha xisaabaadka maaliyadda, hanti-dhawrka iyo kobcinta dakhliga oo laga leeyahay dalka Britain, taasoo magaceedu yahay PCW (Price water house coopers), isla markaana xarunteedu tahay magaalada London ee

Nolol La Xusuusto: Aasaaskii Xisbigii Hanti-wadaaga Kacaanka Soomaaliyeed Siciid Maxamed Gees – Qeybtii 13aad

Araweelo News Network “Wed ka daran wastaadiin Ninkii wax ugu baahdaa eh Sidii weli siraataan wax badan Meesha yururayey eh waa yaabe, Saw midna naguma soo weecdo” Hal-ku-dhigyadii Suuqa Sannadihii ka dambeeyey lixdankii (1960) markii xorriyadda la helay, ayaa waxa

‘Weligay Shaqo Kale oo aan Macallinnimo ahayn Maan Qaban’ Mulkiilaha Dugsiyada Nuuradiin ku sharraxay bilowgii dugsiyadiisa waxbarashada iyo caqabadaha ka horyimi

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Mr. Mahad Ibraahim Maxamed waa shakhsi tusaale wanaagsan u ah sooyaalkii taxanne taariikheed iyo bud-dhiggii waxbarasho ee lagu yagleelay dalka Somaliland xili markaas laga soo doogay colaado sannado qaatay oo ay Somaliland la gashay Taliskii Siyaad

Wasaaradda Duulista oo Caddaysay in aan Muwaadiniinta Qurbo-joogga ah Laga Doonayn Fiiso ay ku soo Galaan Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa meesha ka saartay warar la faafiyey oo khuseeya in dadka muwaadiniinta qurbo-joogga ah lagu xidhayo fiiso ay ku soo galaan dalka marka ay ka soo

Orodyahan Dhammaystiray Orod 42km ah Isagoo Jilibku Kala Wareegay si uu Calankiisa Sharaf-dhac uga ilaaliyo

Araweelo News Network Inkastoo aannu guul u dabbaal-degin, haddana waxa uu hal-adaygnimo ku qaatay sharaf, waayo waxa uu dhammaystiray tartan orod oo 42km ah, isagoo jilibku kala wareegsan yahay, dhaawaciisuna aad u culus yahay, si uu calanka dalkiisa oo ku