Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2017

Total 140 Posts

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Ugu Baaqay Bulshada In Ay Ka Fogaadaan Dhaqamada Xun-xun Ee Aafeeyay Horumarka

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ardayda ka baxa jaamacadaha dalka ku guubaabiyey inay ka fogaadaan dhaqanka xun ee kala fogeeya bulshooyinka caafimaadka qaba, kuwaas oo ay ka mdi yihiin qabyaaladda, dal-nacaybka, tahriibka

Somaliland journalist detained on false news accusation

Araweelo News Network Nairobi, September 27, 2017–Somaliland authorities should immediately release Mohamed Adan Dirir, the Committee to Protect Journalists said today. Police arrested the Somali journalist on September 16 on allegations of incitement and publishing false news, local journalist groups

EU plans to accept 50,000 refugees from Africa, Mideast

Araweelo News Network Brussels(ANN)-EU unveiled plans Wednesday to take at least 50,000 refugees directly from Africa, the Middle East and Turkey to discourage refugee boats from making the risky Mediterranean crossing. The proposal involves admitting refugees to European Union countries

North Korea could show ‘super response’ to Trump threats

Araweelo News Network Pyongyang(ANN)-A North Korean official says Pyongyang will “show a super response” to recent threats made by US President Donald Trump.   In an exclusive interview with Press TV on Wednesday, Paek Hyon Chol, the vice general director

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo La Kulmay Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka

Araweelo News Network Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre Iyo Patritck Shanaha oo ah ku xiggeenka Xoghayaha Gaashaandhiga Mareykanka Washington(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre’ ayaa xarunta Wasaaradda difaaca Mareykanka kula kulmay Ku xiggeenka Xoghayaha Gaashaandhiga Mareykanka

Maxaa Ka Jira In Lala Baxsaday Xaaska Sarkaal Sare Oo Kooxda Boko Haram Ka Tirsan.?

Araweelo News Network   Abuja(ANN))- Nin magaciisa lagu soo koobay Maxamed oo lagu qasbay inuu u dagaallamo kooxda Boko Haram ee ka dagaallama dalka Nayjeeriya galbeedka qaaradda Afrika, ayaa la baxsado xaaska mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee kooxdaas

Sucuudiga Oo Haweenka U Fasaxay In Baabuurta Ay Kaxaysan Karaan

Araweelo News Network Riyadh (ANN)- Boqorka dalka Sucuudiga, ayaa si rasmi ah u saxeexay digreeto lagu ogolaanayo in haweenka Sucuudigu ay Baabuurta ku kaxaysan karaan, amma noqon karaan darawaliin gaadiidka ku si xor ah dalka gudihiisa ugu kaxaysan kara. .

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle Oo Ku Geeriyooday Cusbitaal Dalka Hindiya

Araweelo News Network   Hargeysa (ANN)- Allaah ha u naxariistee Md. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo ka mid ahaa Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku geeriyooday cusbitaal ku yaal dalka Hindiya oo xaalad caafimaad loo geeyey dhawaan. Md. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle

Garsooraha Maxkamadda Kenya Oo Taariikhda Afrika Galay

Araweelo News Network Nairobi(ANN)-Gudoomiyaha Maxkamadda ugu sarreysa ee Kenya Mr. David Maraga iyo saddex ka mid ah garsoorayaasha la shaqeeya, ayaa galay garsoorka guud ahaan waddamada qaaradda Afrika oo dhan, kadib markii ay sameeyeen arrin taariikhiya oo ah inay waxba

Murrashaxa WADDANI Oo Sheegay in Aan Somaliland Maanta Laga Badbaadinayn Maxamed Siyaad Barre Laakiin Laga Badbaadinayo Xisbiga KULMIYE’

Araweelo News Network   Hargeysa (ANN)- Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa bulshada codbixiyeyaasha ah ugu baaqay inay taageeraan isbeddelka uu doonayo WADDANI, isla markaana dalka Somaliland ka badbaadiyaan xisbiga KULMIYE. Md. Cabdiraxmaan Cirro iyo