Month: October 2017
Bahrain FM calls for freeze on Qatar’s GCC membership
Araweelo News Network Manama(ANN)-Bahrain has called for Qatar’s membership of the Persian Gulf Cooperation Council to be suspended until it accepts the demands of its neighbors as a diplomatic standoff continues between Doha and a Saudi-led group of nations. Foreign Minister Khalid bin Ahmed
Millions of Yemenis in desperate health situation, warns MSF
Araweelo News Network Paris(ANN)-The international medical charity Doctors Without Borders has warned that millions of Yemenis face a “desperate” health situation on top of the ravages of war as Saudi Arabia continues its military aggression against its impoverished neighbor. Doctors Without
Doorashada Kenya Oo Natiijadeeda Lagu Dhawaaqay
Araweelo News Network Nairobi(ANN)-Guddida doorashada ee Kenya, ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada ku celiska ahayd ee ka dhacday Kenya 26-kii, taas oo sida ay sheegeen guddidu in uu ku guulaystay oo dib loogu doortay Madaxweynaha hada talada haya ee Uhuru
Murrashaxa KULMIYE Muuse Biixi Oo Baaq U Diray Taageerayaashiisa Daawo
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, isla narkaana ah murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq u diray taageerayaasha xisbiga ee ka qaybqaadanaya isu-soo baxyada ololaha xisbiga oo maalintiisii afraad oo ku beegan berri. Guddoomiyaha KULMIYE,
“Cirro Kursigii Aan Saaray Wuu Xumeeyey, Waaa Lagu Tijaabiyey 12 Sanno Ayaad Kursiga Haysay , ” Murashax Eng. Faysal Cali Waraabe
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaridka ee UCID oo maanta ay ku beegneyd maalintiisii 4aad ee ololaha doorashadda madaxtooyadda ee dalka ka socda Saddexda Xisbi qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID mudada 21-ka maalmood ah ay maalintirsiga ugu jiraan Kaambeynkooda, ayaa
Daawo : “Intaan Ka Shaqeeyay Midnimada Somaliland, Nin Taray Ma Jiro, Jeegaan Iyo Giraan Dal Laguma Maamulo ..,” Eng Faysal Cali Waraabe
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aanay Somaliland gashan ragga la tartamayaa inta uu gashaday, Isla markaana aan Jeeggaan Iyo Giraan dal lagu maamuli karin. Eng. Faysal Cali Waraabe, wuxuu arrimahaa
Kooxdii Weerartay Huteelka Naasa-Hablood Oo La Ogaaday In Ay Siteen Kaadhadhka Aqoonsiga Ee Sirdoonka Soomaaliya
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska, ayaa daabacay in dagaalyahanadii sabtii weerarka ku qaaday Hoteelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda Muqdisho ay wateen ID-kaadhada Hay’adda NISA Soomaliya, Isla markaana ay ku lebisnaayeen dharkooda,sidoo kalena ay
Waa Maxay Casharka Shacabka Somaliland ka Baran Karaan Masiibada Dhimasho & Dhaawac ee Soomaaliya. by. Mohamoud Ali Walaaleye
Ilaahay naxariistiisa jannada haka waraabiyo intii ku dhimatay, intii ku dhaawacantayna caafimaad degdeg ah ha siiyo, qaraxii iyo masiibadii ka dambaysay ee shalay ka dhacday caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Laba usbuuc ka dib, waxa mar kale dhacay masiibo Ilaahay
Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Ka Hadlay Maalinta Xoriyadda Dalka Turkiga
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)– Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta ka qeyb-galay Munaasabad agu xusayay sanad guuradii 94-aad ee ka soo wareegatay xiligii ay xurnimada qaadatay Jaamhuuriyadda Turkiga. “Waxaan ugu hambalyeynayaa Dawladda, Shacabka
Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo Sheegay in WADDANI Keenayo Aqoonsi Caalami ah, Soona Celinayo Hantidii La Boobay
Araweelo News Network “Waxaan Ahaa Wasiirkii Diiday Dekedda Iyo Madaarka Berbera Ee Saldhiga Laga Dhigayo,” Maxamed Biixi Yoonis Berbera(ANN)-Wasiirkii arrimaha dibadda xukumadda Siilaanyo haddana ka mid ah xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in xisbiga Waddani soo celinayo