Month: November 2017
“Si Loo Hubiyo Hantida Qaranka Waa In Komishan Ahaan Aanu Goob-joog Ka Ahaanaa Xil Wareejinta” Guddoomiyaha Komishanka Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha Komishanka Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay inay goob-joog ka noqon doonaan dhammaan xil-wareejinaha hay’adaha kala duwan ee xukuumadda cusub ee la filayo inuu soo dhiso Madaxweynaha la doortay Md. Muuse
Xabsiga Qasriga ah ee Amiirada Sucuudiga!!
Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Hudheelka Ritz Carlton ee magaalada Riyadh ee caasimadda dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo ka ahaa mid ka mid ah hudheellada ugu raaxada badan ee heerka boqortooyooyinka, ayaa waxa hadda loo beddelay xabsi lagu hayo boqollaal qof oo
Caanaha Ciirta Waxa La Ogaaday Inay Daawo ka Yihiin Xannuuno Maskaxda ku Dhaca
Araweelo News Network Ciirta laga sameeyo caanaha dabiiciga ah ee xoolaha ayaa khubaro u dhalatay dalka Maraykanka oo samaysay cilmi-baadhis caafimaad sheegeen in ay daawo ka tahay cudurro badan oo ku dhaca maskaxda, kaasoo ay ka mid yihiin xannuunka
Darasalaam Lagu Ogaaday In Lawsku Muhiimad Weyn U Leeyahay Caafimaadka Lafaha Carruurta
Araweelo News Network Waalidka oo in badan hore loogula talin jiray inay ubadkooda siiyaan caano badan iyo cuntooyinka kale ee ay ku badan tahay macdanta kaalshiyam (Calsium) si caafimaadka lafahooduu fiicnaado, balse cilmi-baadhis ay soo saareen khubaro caafimaad oo u
Ku Socota Madaxweynaha La Doortay. W/Q. Maxammad Saleebaan Cumar
Waxaynnu doorannay Madaxweyne cusub; Md. Muuse Biixi Cabdi. In ka badan kala badh bulshadii Somaliland ee codaysay ayaa dooratay. Doorashadiisa waxa ku baxay tacab bulsheed oo xooggan. Aniga ayaa ugu yar oo safar boqollaal Kiiloomitir ah ayaan u galay
Samaale Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Xukuumadda Siilaanyo Oo Ka Hadlay Jiritaanka Khilaaf Soo Dhex-galay Madaxweynaha La Doortay Muuse Biixi
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland ee Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, Cabdicasiis Maxamed Samaale xiligana ka mid ah saraakiisha sare ee Xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ee ku guulaystay doorashii madaxtooyadda Somaliland Isniintii 13 Nov 2017, ayaa la
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Dhismaha Xukuumadda Laga Sugayo Iyo Weedho Si Badheedh Ah Ugu Quus-Goynaya Qurba-joogga KULMIYE Oo Uu Madasha Ka Jeediyay
Araweelo News Network Hargeysa (ANN )- Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah la qaatay madaxda laamaha KULMIYE ee dibadda iyo taageerayaal qurba-joog ah oo dalka u yimi sidii ay
Kenya Oo Sheegtay In Muwaadiniintooda Ka Tirsanaa Al-shabaab Usoo Firxanayaan Gudaha Dalka Kadib Duqaymo Maraykanku Ka Fuliyay Kaymaha Gaboodka U Ah Kooxdaa
Araweelo News Network Nairobi(ANN)-Saraakiisha Militeriga Kenya, ayaa sheegay inay Dagaalyahanka u dhashay Kenya oo qayb Ka ah Al-sha baan, kuwaas oo ku sugan Kaymaha Booni ay bilaabeen inay ka soo baxsadaan Somalia, kadib markii ay Maraykanku kordhiyeen Duqaymaha dhinaca Cirka
Boqolaal Qof Oo Ku Dhintay Masjid Lala Beegsaday Weerar Dalka Masar
Araweelo News Network Qaahira(ANN)-Boqolaal qof ayaa ku Dhintay Weerrar lala beegsaday Masjid ku yaal Sinai meel u dhow Magaalada Al-Arish ee dalka Masar. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalka Masar ugu yaraan waxa ku dhintay 305 qof oo
Geeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland, Xaggee Hayaanku Uu Foolka Ku Hayaa?
Qaybta 1aad: Somaaliland oo Afrika U dhigtay Tubta Dimuqraadiyadda (Milgaha Doorashadii 13kii November) Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Si Afrika uga dheegato tubta dimuqraadiyadda iyo hannaanka xisbiyada badan, Somaaliland, mar kale, waxaa ay cashar qaayo badan u laqintay Afrika iyo guud