Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2018

Total 128 Posts

Moqtada al-Sadr’s alliance wins Iraq’s parliamentary elections

Araweelo News Nework Baghdad (ANN)-Iraq’s electoral commission has announced the Sa’iroun (Marchers) political bloc, cleric Moqtada al-Sadr’s alliance with communists, as the winner of the country’s parliamentary elections. Sadr’s alliance, which contested in Iraq’s elections for the first time, captured

Ethiopia and Eritrea reconciliation is not likely any time soon

Araweelo News Nework   It has been twenty years since the formal end of the conflict between Ethiopia and Eritrea, but the two countries are in a perpetual war. The two countries have thousands of soldiers facing each other in

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Oo Ka Hadlay Dirirta Deegaanka Ceel-Afwayn

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Ka hadlay colaada soo noq-noqotay ee deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, wuxuuna ugu baaqay dadka walaalaha ah ee deegaankaa inay joojiyaan colaada aan macnaha lahay. Madaxweynihii hore ee Somaliland

Roobab Mahiigan Ah Oo Wata Duufaan Khasaare Geystay Oo Ka Curtay Deegaamada Somaliland Iyo Puntland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Roobab Mahiigan ah oo meelaha qaar wata Duulaan, ayaa xalay ka curtay deegaamo ka mid ah Somaliland Iyo meelo ka mid ah Maamul goboleedka Puntland. Roobab mahiigaanno ah oo da’ayay Ilaa xalay ayaa meelaha qaar hayay dhawr

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga Garoowe Fariin U Diray, Kuna Ammaanay Ciidanka Qaranka Difaaca Dalkooda

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo munaasibadda ka jeediyey hadal dhinacyo munaasibad caawa lagu qabtay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Cabdiweli Gaas oo uu

Madaxtooyada Somaliland Oo Ay Caawa Lagu Qabtay Munaasibada Sanad Guurada 27aad ee 18 May

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Munaasibad ballaadhan oo casho-sharafeed iyo Afur is barkan ah oo loogu dabbaal-deggayo sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland. Munaasibadda cashada iyo Afurka isugu jirta,

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Qasriga Madaxtooyadda Ku Qaabilay Wefti Culus Oo Ka Socda Dalka Czech Republic

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxwnaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay wefti ballaadhan oo ka socda dalka Czech republic oo uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka waddankaas u qaabilsan wershadaha iyo ganacsiga Mr. Vladimir Bartl. Kulanka madaxweynuhu la qaatay weftiga ballaadhan

Fariin Ku Waajahan Shaqaalaha Dawladda Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddida Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa wax ka bedel kooban oo ku waajahan bisha Barakaysan ee Rammaddaanta inta lagu jiro oo lagu samaysay saacaddaha ay shaqada ku jirayaan ama shaqayn doonaan shaqaalaha kala duwan ee Dawladdu

Golaha Wasiirada Dawladda Federaalka Ah Ee Soomaaliya Oo Ansixiyay Sharciga Duulista iyo Hawada

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)– Shirka golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisal wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyada oo golaha la hor geeyay Hindise sharciyeedka denbiyada kufsiga iyo sharciga Nakhshadeynta magaalooyinka,

Xukuumadda, Axsaabta qaranka, Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Bulshada oo Isku Duubni Uga Hadlay Gardarrada Maamulka Muqdisho Ku Hayo Xuduudaha Somaliland

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Kulan ballaadhan oo ay yeesheen madaxda xukuumadda talada haysa, hoggaanka saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI iyo tiro kamid ah madaxweyne-ku-xigeennadii kala dambeeyey ee hore usoo maray Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag loogu lafo-guray