Month: July 2018
Engineer of Ethiopia dam found dead in his car
Araweelo. News Network Addis Ababa(ANN)-Ethiopian police arrive at the scene after the engineer in charge of Ethiopia’s Grand Renaissance Dam was found dead in his car [Minasse Wondimu Hailu/Anadolu Agency] The engineer in charge of Ethiopia’s Grand Renaissance Dam has
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Aqoonyahano Isugu Jira Soomaali Iyo Ajaanib Oo Ka Qaybgalay Carwada Bandhiga Buugga
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa casho-sharaf ku maamuusay aqoonyahanno, isugu jira qorayaal, cilmi-baadhayaal iyo mu’allifiin kasoo kala jeeda dalal kala duwan oo caalamka ah, kuwaas oo lagu marti-qaaday carwadda caalamiga ah ee bandhigga
Somaliland: Father Builds Peace on Blood of Sons Killed in Cold Blood
Araweelo News Network El-Afweyn, Ceeryaan(ANN)-Father Jama Mohamoud Ismail Hassan, 80, whose two grown up sons were killed in cold blood on Tuesday, opted for peace stating he had no desire for revenge or blood prize to build lasting peace at
Guddoomiyaha Qurbajoogga Somaliland Oo La Kulmay Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka South Afrika
Araweelo News Network Johannesburg(ANN)-Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Somaliland ee ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Debadda & iskaashiga Caalamiga ah JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xirsi (Dayaxweerar) iyo wefti u hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu baxay dalalka Koonfur Afrika, Botswana, Zambia iyo dalka Tanzania
Dawladda Imaaraadka Oo Sheegtay In Ay Soo Celinay Taageeradii Dawladda Soomaaliya
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay qodobadii ka soo baxay shirkii Brussels ee lagaga hadlayay Arrimaha Soomaaliya oo dhaqaale gaadhaya 1.2 billion oo Euro lagaga yaboohay. Sidaana waxa lagu sheegay war ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ee
Al-shabaab Oo Weerrar Ku Qaaday Saldhig Ciidamadda Soomaaliya Ku Lahaayeen Deegaanka Sanguuni
Araweelo News Network Kismaayo(ANN)-Kooxda Al-Shabab ayaa saaka waaberigii weerrar ku qaaday saldhig oo ay ku sugnaayeen ciidamadda Soomaaliya iyo kuwa Jubaland. Warrarka, ayaa sheegaya in weerrarka oo loo adeegsaday laba Gaadhi oo laga soo buuxiyay waxyabaha qarxa uu ka dhacay magaalada
Maxay Ka Wadda Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiirka Dalka Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka waddanka UK u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador David Concar oo booqasho ku jooga dalka. Kulankan oo maanta ka qabsoomay xarunta madaxtooyada
UK’s Scotland Yard faces allegations of ‘serious corruption’ and racism
Araweelo News Network Uk(ANN)-London’s Metropolitan Police Service, known as Scotland Yard, or the Met, is being investigated for serious allegations of corruption and malpractice that includes ignoring racist practices in its own standards unit. The Independent Office for Police Conduct
Economic geology value of oil shale deposits: Ethiopia (Tigray) and Jordan
Araweelo News Network Mekelle (ANN)-As indicated above, Ethiopia has a great potential of oil shale resources in most parts of the Country. The Tigray region, located in the north most part of the country, has, in particular, huge deposits of
The Bottom Billion: Why the Poorest Countries are failing and what can be done about it. By Abdikadir Hashi
Book summary The development challenge for the past forty years has been between I billion rich against five billion poor, the late Millennium development goals and the recently UN established Sustainable Development Goals encapsulate this thinking, but according to