Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2018

Total 89 Posts

Madaxweyne Biixi Oo Tilmaamay In Aanay Suurta Gal Ahayn In Qoriga La Qaato Kana Hadlay Barnaamijkiisa Shaqo Qaran

Araweelo News Network   Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta mar uu khudbad ka jeedinayey Jaamacadda Hargeysa oo ay ka qalin-jebinayeen arday tiro badan ayaa ka hadlay inuu diyaar u yahay inuu wada hadal furo cidkasta

Somalia: Khayre Oo Kulan La Qaatay Kooxda Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Lacagta Cusub

Araweelo News Network   Muqdisho(ANN)– Ra’iisal wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan ka qabsoomay Muqdisho oo lagaga hadlay dhaqaalaha dalka kaas oo ka qayb galeen xubna ka socda hay’addo caalami ah iyo dawladaha ay Soomaaliya

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopi EE Cusub Iyo Kala Duwanaanshaha Siyaasada

Araweelo News Network   Kala Duwanaanshaha Siyaasadda Soomaaliya Iyo Ethiopia Muxuu Ka Yidhi Madaxweyne Muuse Biixi Hargeys(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka qayb-galay xafladda qalin-jebinta dufcadii 15aad ee ka baxda jaamacada Hargeysa ayaa ka hadlay isbedelka

Dalladda Ugu Weyn Ururada Haweenka Somaliland Oo Ka Hadlay Xeerar Madaxweynuhu Soo Saaray

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)/-Dallada ugu weyn ururada Haweenka Somaliland ee NAGAAD, ayaa ka hadashay Dhaqan-galinta Xeerka Kufsiga iyo Xadgudubyada Jinsiga, Xeer Lr. 78/2018 oo ka mid ahaa Afar Xeer oo Madaxweynaha Somaliland wareegto kuso saaray maanta. War-saxaafadeedka Dalada ee

Xeerar Madaxweyne Muuse Biixi Soo Saaray Oo Qaarkood Dood Dhaliyeen

Araweelo News Network     Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-191/082018, Isla markaana ku taariikhaysan 28 August 2018, ku dhaqan-geliyey Afar  Xeer., kuwaas oo mid ka mid ah markii Madaxweynuhu soo saaray

Dawladda Ethiopia Oo Rasmi Ah Xabsiga Ugu Taxaabtay Madaxweynii Hore Ee Kililka Soomaalida

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Dawwladda Federaalka ah ee Ethiopia ayaa xabsiga u taxaabtay Madaxweynihii Kiilka shanaad  Cabdi Maxamuud Cumar oo shalay xasaanadii laga qaaday. Cabdi Maxamuud oo muddooyinkan ku jiray Xabsiga Guri ku yaal Magaalada Caasimada ah ee Addis

Somaliland: Madaxweynaha Oo Madaxtooyadda Ku Qaabiley Aabaha Saddexdii Wiil Ee Lagu Dilay Ceeryaan

Araweelo News Network \ Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley oday Jaamac Maxamuud Ismaaciil oo ah aabihii dhibaatadu ka soo gaadhay dagaalkii ka dhacay Ceeryaan ee gobolka Sanaag, halkaa soo uu ku waayey

Zakia Hussein Ahmed Ranked Somalia’s First Female General

Araweelo News Network   Somalia, Mogadishu(ANN) –Zakia Hussein Ahmed, Somalis new deputy commander, became the first ever woman to take on the rank of General in the history of Somalia’s security forces. General Zakia of the Somali Police Force had

Xukuumadda Somaliland Xoriyadooda U Celisayi Wasiiro Xukuumaddii Hore Ee Jigjiga Ka Tirsnaa

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland Xoriyadooda u celisay laba masuul oo ka tirsanaa Xukuumaddii Cabdi Maxamuud Cumar ee ka tilinaysay deegaanka is maamulka Soomaalida Ethiopia.   WAsiiradda  ka tirsanaa maamulkii hore ee DDSI oo kala ahaa Ibraahim Aadan Mahad (Ibraahim-Sacad),

Yemeni forces fire missiles at Saudi military bases in Jizan

Araweelo News Network   Sana’a(ANN)-Yemen army forces, supported by allied fighters from Popular Committees, have launched two ballistic missiles, designed and manufactured domestically, at military bases in Saudi Arabia’s southwestern border region of Jizan in relation for the Riyadh regime’s