Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2018

Total 94 Posts

Garadag: Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefdigiisa Oo Gaadhay Deegaankaa Daawo

  Garadag(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdigiisa oo ku guda jira socdaalka gobolada Bariga ee dalka, ayaa maanta gaadhay magaalada Garadag ee gobolka Sanaag, kadib markii ay xalay ku dhaxeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Madaxweyne Muuse Biixi

Tehran Imam calls for Sunni-Shia unity against enemies of Islam

Tehran(ANN)-Tehran’s Friday Khatib Ahmad Khatami called for unity among st Muslims, Sunnis and Shias, against the conspiracies of the great powers so as not to allow a rift in the nation because of America, which he accused of “supporting terrorism”.

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Fadhiisinka Ciidamadda Qaranka Ee Tukaraq

  Tukaraq(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qaranka,  Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno kamid ah weftiga uu hoggaaminayo ee safarrada shaqo ku maraya gobollo kamid ah dalka Somaliland, ayaa maanta booqasho ku tegay fadhiisimada  ciidamada qaranku ku

Tunisia lawyers appeal to court to ban Saudi Crown Prince’s visit

Tunis(ANN)-A group of lawyers in Tunisia are preparing to file a lawsuit to prevent Saudi Crown Prince Mohammed Bin Salman from visiting the country following the murder of journalist Jamal Khashoggi. A number of journalists and bloggers requested the action

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay In La Edbinayo Cidda Nabadda Diida

  Caynaba(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u deedafeeyey eedaymo ay golaha wasiirrada maamulka Puntland ku majaro habaabinayeen safarka uu ku marayo gobollo kamid ah dalka, waxana uu meesha ka saaray in xukuumadda uu hoggaamiyaa wax

Soomaaliya Sidii Ay Jabuuti Ugu Listay Ugumay Hanbayn

  W/Q.  Cabdiraxmaan Cadam Dalka Jabuuti waxa ku nool dhawr qoomiyadood waxa se ugu badan qoomiyadda Soomaalida sidaa daraadeed burburkii Soomaaliya iyo dagaalladii sokeeye ee ka dambeeyay madaxweynaha Jabuuti wuxuu isku xil saaray nabadaynta iyo in dib loo soo nooleeyo

After Khashoggi murder, some Saudi royals turn against the king’s favourite son

  LONDON (ANN) – Amid international uproar over the killing of journalist Jamal Khashoggi, some members of Saudi Arabia’s ruling family are agitating to prevent Crown Prince Mohammed bin Salman from becoming king, three sources close to the royal court

“Mashaariicda Ugu Baddan Sannadkan Waxanu U Qorshaynay Oodweyne, Laaluushna Umma Aanu Siin” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

  “Mashaariicda Ugu Baddan Sannadkan Waxanu U Qorshaynay Oodweyne, Laaluushna Umma Aanu Siin” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.   Oodweyne(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalo-madaxda gobolka

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen

Roma,(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo booqasho ku tegey magaaladda Roma ee dalka Talyaaniga, ayaa la kulmay Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte. Labada masuul, ayaa ka wada hadlay sidii dib loogu soo celin lahaa xoojinta

Kenya receives new €235 million loans from African Development Bank to complete Thwake dam

PRESS RELEASE   The package, which was requested by Kenyan authorities, comprises two loans – €192.570 million from the Bank and €43.193 million from the Africa Growing Together Fund (AGFT) ABIDJAN, Ivory Coast,(ANN)-The African Development Bank’s (www.AfDB.org) Board of Directors