Month: December 2018
Boqorka Sucuudiga Oo Sameeyay Isku Shaandhayn Galaafatay Wasiirkii Ugu Tunka Weynaa Iyo Masuuliyiin Kale
Riyadh(ANN)-Boqorka Dalka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdicaiis, ayaa casilay Wasiirkii ugu caansanaa Xukuumaddiisa ee Arrimaha Dibedda Caadil AlJubeyr. Kadib isku shaandhayn Boqor Salmaan ku sameeyay xukuumaddiisa. Sida ay baahisay waraabhinta Dalka Sucuudiga go’aankaa isku dhaandhaynta oo maanta ka soo baxay boqorka
UAE, and Bahrain to reopens embassies in Syria after 7 years
Damascus(ANN)-Arab states are preparing to restore their presence in Syria after years of absence following the outbreak of a foreign-sponsored conflict more than seven years ago, with Bahrain being the next in the line of countries to reopen its embassy in Damascus. Diplomatic
Madaxweyne Trump Muxuu Kala Kulmay Booqasho Qarsoodi Ah Oo Uu Ku Tegey Dalka Ciraaq
Baqdaad(ANN)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa booqasho aan hore loo shaacin oo qarsoodi ah ku tegey dalka Ciraaq. Mr Trump oo saacado kooban ku sugnaa dalka Ciraaq, waxa booqashadiisa ku weheliyay xaaskiisa iyo Lataliyihiisa Arrimaha Ammaanka John Bolton, isagoo tegey
Saudi removes Al-Jubeir in Cabinet reshuffle
Riyadh(ANN)- Saudi King Salman has appointed former finance minister Ibrahim Al-Assaf as the new foreign minister in a major cabinet reshuffle which also included changes to key national security posts, state media reported today. The reshuffle comes after the Saudi
Prof. Gees Oo Ku Taliyay In Somaliland Iyo Djibouti Samaystaan Isbahaysi
Dharaaro Xusuustood Hargeysa(ANN)-Prof. Maxamed Siciid Gees, ayaa ka hadlay loolanka siyaasadeed ee ka socda mandaqada Geeska Afrika, wuxuuna ku baaqay in Somaliland Iyo Djibouti ay iska kaashadaan. Prof . Gees, wuxuu arrintaa Iyo arrimo kaleba kaga hadlay taxanihiisa dharaaro xusuustood,
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Maanso Kaga Dareen Celiyay Xaaladda Abwaan Hadraawi
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga, Wershadaha iyo Beeraha Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac ayaa maanso kaga dareen celiyey dayaca iyo daranyada laga soo tebiyey Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi, oo dhawaan walalkii Hure Walanwal Warbaahinta kusoo banydhigay xaaladiisa caafimaad. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo
Center for Human Rights and Democracy in Africa (CHRDA) condemns the killing and public West Region
PRESS RELEASE Demands on the government to immediately work with all parties to have a dialogue and end the Anglophone crisis BANGOURAIN, Cameroon,(ANN)– Calls on Francophones and Anglophones to exercise restraint and refrain from hate speech and retaliation against one
Galgaduud: Dagaal Dhimmasho Sababay Oo Ka Dhacay Deegaanka
Gaalkacayo(ANN)- Ugu yaraan tobaneeyo qof, ayaa ku nafwaayay dagaal maanta ka dhacay deegaanka Kaxandhaale ee Gobalka Galgaduud ee badhtamaha Soomaaliya. Warar hordhaca oo ka imanaya deegaankaa, ayaa sheegaya in dagaalka khasaaraha sababay u dhexeeyo laba malayshiyaad oo deegaanka ah, iyadoo
Security forces disperse demonstrators in Sudan after protest
Khartoum(ANN)- At least 3 Sudanese protesters were wounded by gunshots yesterday when security forces dispersed rallies in the capital, after a week of demonstrations against President Omar Al-Bashir’s three-decade rule, as reported on Reuters. Witnesses told Reuters that 3 protesters
Erdogan and Putin to meet over US pullout from Syria
Ankara(ANN)- Turkish President Tayyip Erdogan told reporters yesterday that he will most probably meet with Russian President Vladimir Putin to discuss US withdrawal from Syria as reported on Reuters. He did not disclose the timing of the meeting. Turkey’s Foreign