Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2019

Total 80 Posts

Maxaa Kasoo Baxay Shirar Wada-tashi Ah Oo Dhexmaray Xisbiyada Iyo Guddida Guurtida ee Muddo-kordhinta.?

Hargeysa (ANN)- Guddida ay Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland u xilsaareen inay ka soo talo-bixiyaan muddo-kordhinta loo samaynayo Golaha Wakiillada, ayaa shirar wada-tashi ah la qaatay saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, WADDANI iyo UCID. Kulankan wada-tashiga ah oo ka qabsoomay xarunta

Somaliland: KULMIYE Oo Sheegay in aanay Muuqan Sabab Xisbi Qaran u Qaadici Karo Doorashada

Hargeysa (ANN)- Xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa sheegay in aanay xilligan muuqan sabab keeni karta in mid ka mid ah saddexda xisbi qaran uu qaadaco inuu ka qaybgalo doorashada Golaha Wakiillada Somaliland. Sidaana waxa ku dhawaaqay Md. Cabdicasiis Maxamed

Nairobi: Khasaaraha Weerarkii Kenya iyo Halka Ay Ku Danbeeyeen Kooxdii Fulisay

Nairobi(ANN)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in la soo gebagebeeyay weerakii shalay ka dhacay magaalada Nairobi ee lagu qaaday mid ka mid ah Hotelada ugu caansan ee ku yaal Caasimada Kenya iyo dhismayaal ku yaal goobtaa. Mr. Uhuru, ayaa

Nairobi: Dhismaha La Weerraray Ee Hotelada Lagu Raaxaysto DusitD2, Sheegashada Al-shabaab Iyo Xusuusta Westgate

Nairobi(ANN)-Koox hubaysan, ayaa gugaha u galay dhismaha Hotelka DusitD2,oo ka mid ah Hotelada ugu caansan Kenya ee lagu raaxaysto, kadib qarax weyn oo laga maqlay halkaa, waxaana weli qasan xaalada. Weerrarka, ayaa dhacay maanta gelinkii danbe, waxaana lala beegsaday Hotelkaa

The moral travesty of Israel demanding Arab and Iranian money for its own ‘Nakba

The moral travesty of Israel demanding Arab and Iranian money for its own ‘Nakba Ramzy Baroud @RamzyBaroud ‏ The game is afoot. Israel, believe it or not, is demanding that seven Arab countries and Iran should pay $250 billion as

Nairobi: Gunmen storm Kenyan a Luxury hotel in deadly attack

Nairobi: Gunmen storm Kenyan a luxury hotel in deadly attack Nairobi(ANN)- Gunfire and blasts were heard at the compound in the Westlands district of the Kenyan capital, which houses the DusitD2 hotel as well as offices. The Somalia-based militant group

Another caravan heading for the US-Mexico border

Another caravan of migrants is headed to the U.S.-Mexico border. Caravan(ANN)-About 600 migrants gathered Monday at the bus station in the city of San Pedro Sula, Honduras, and about half of them departed on buses to the Guatemalan border, the

Houthis reject US claims Secretary of Hudaydah truce violations

Houthis reject US claims Secretary of Hudaydah truce violations Hudaydah(ANN)-A senior Yemeni official has hit back at US Secretary of State Mike Pomepo over his recent allegations that Houthi fighters are violating the UN-brokered ceasefire in the Hudaydah port city,

Iran launches satellite into space

Tehran(ANN)-Iran has launched a domestically-built satellite into space with an aim to collect environmental information to boost the country’s forecasting system; however, technical problems that occurred during the final stage of the launch prevented the spacecraft from reaching orbit. Minister

Sudan: Bashir nominated for new term, defying protests

Khartoum(ANN)-The ruling party of Sudanese President Omar Al-Bashir has nominated him for a new term in next year’s elections, in spite of weeks of anti-government protests calling for his resignation. The Popular Congress Party (BCP) announced the move yesterday, ignoring