Month: February 2019
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Sababta Shirka KULMIYE Loogu Qabtay Boorama
Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oomaanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal oo ay booqasho shaqo ugu baxeen. Madaxweynaha, ayaa ka qaybgelya shirka golaha dhexe ee Xisbiga
Duqaymo Milateriga Maraykanku Sheegtay Oo Ka Dhacay Somalia Iyo Al-shabaab Qirtay Khasaaraha Ka Dhashay
Somalia, Sh/Hoose (ANN)-Taliska Milateriga Maraykanka ee Qaarada Afrika oo loo soo gaabiyo (AFRICOM) , ayaa sheegay in Afar duqaymood oo cusub ay ka gaysteen Soomaaliya 23-kii bishan February. Marayanku waxa uu sheegay in laba ka mid ah afarta duqyamood ay
Boorama: Daawo Qaabkii Loogu Soo Dhoweeyay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weedhihii Fagaaraha
Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu soo dhoweeyay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, kadib markii uû xalay kusii hakaday Magaalada Gebilay. Madaxweynaha, ayaa markii uu gaadhay Magaalada Dilla dadweynaha deegaankaa oo sugayay soo dhowaynta Madaxweynaha
Madaxweyne Trump Oo Laga Gudbiyay Dacwad
Washington(ANN)-Xeer-ilaaliyaasha 16 Gobol oo Maraykanka ah, ayaa dacwad ka gudbiyay Madaxweyne Trump, iyagoo dalbanaya in magdhaw laga siiyo dhibaatada kasoo gaadhay xaalada deg dega ah ee uu kusoo roggay dalka. Xeer ilaaliyaha gobolka California oo hogaaminaya dacwadaa oo ay xeer
Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Soo Dhowayn Ballaadhan Kala Kulmay Dadweynaha Boorama Iyo Deegaanka Dilla
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu soo dhoweeyay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, kadib markii uû xalay ku dhaxay Magaalada Gebilay. Madaxweynaha, ayaa markii uu gaadhay Magaalada Dilla dadweynaha deegaankaa oo sugayay soo dhowaynta Madaxweynaha
Saudi Arabia announces princess as US ambassador
Riyadh(ANN)- Saudi Arabia has announced that Princess Rima bint Bandar al-Saud will become its next ambassador to the US – the first woman ever to take on an envoy role for the kingdom. Her appointment was made public in a
Midaynta Somaliland Iyo Soomaaliya Waxay Keenaysaa Khatar Amni ” Dr. Michael Rubin, Khabiir Maraykan Ah
Hargeysa(ANN)-Dr. Michael Rubin, oo ah madax ka ah machadka American Enterprise Institute, ayaa ka digay khatar dhinaca amniga ah oo ka dhalata haddii laysku dayo midaynta mar kale Somaliland iyo Soomaaliya, wuxuuna dawladda Maraykanka ugu baaqay in la joogo wakhtigii
KULMIYE: Madaxweynaha Oo Kusii Jeeda Madasha Shirka Golaha Dhexe Ee Magaalada Boorama, Ergooyinka Ku Qul-qulaya Iyo Arrimaha La Filayo In Lagu Faaqido
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka anbabaxay saaka barqadii Magaalada Caasimada ah ee Hargeysa, isagoo usii jeeda dhinaca Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal oo loo qorsheeyay inuu ka qabsoomo shirka golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE . Madaxweynaha
Sudan appoints new vice president, premier
Khartoum(ANN)-Sudan’s Defense Minister Awad Mohamed Ahmed Ibn Auf has been appointed as the first vice president of the country. Ibn Auf will take office while remaining as the defense minister, the presidency announced on Saturday, adding that Mohamed Tahir Ayala,
Saudi crown prince ignores Uighurs during China visit
Beijing(ANN)- Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman turned a blind eye to the plight of China’s Uighur Muslims when he met Friday with President Xi Jinping in Beijing. The Uighur community both inside and outside China had expected bin Salman,