Month: October 2019
Somaliland: Dallada Ururada Aan Dawliga Ahayn Oo La Kulmay Guddoomiyaha Wakiilada
Hargeysa(ANN)-Koox ka socotay Ururada aan dawliga ahayn oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Dallada Ururada Bulshada ee SONSAF, Anwar Cabdiraxmaan Warsame, ayaa kulan saacdo qaatay la yeeshay Maanta Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland, Baashe Maxamed Faarax. Kulankaa oo ka dhacay xafiiska guddoomiyaha golaha
Somaliland : Position Paper on upcoming elections and avoiding any disputes that will cause further delays to the elections
Hargeisa(ANN)- On representatives from Somaliland Civil Society Organizations have assembled for half day meeting held at the Somaliland Non – State Actors Forum (SONSAF) office in Hargeisa. The objective of the meeting Yesterday was to discuss the latest developments on
” Cirro, Waxa Iiga Aqoon Badnaa Faysal Oo lahaa Uma Qalmo, Markaan Murrashaxa Madaxweynaha La Doonayay” Xoghayihii Hore Ee WADDANI
Hargeysa(ANN)-Xoghayihii hore ee Xisbiga Mucaardka ee WADDANi, Maxamed Cabdullaahi Uur-cade, ayaa ka hadlay khilaafkii dhexmaray isaga iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro, sidoo kale, wuxuu ka hadlay xilligii ay ka wada tirsanaayeen Xisbiga UCID, sababtii uu ula saftay markii khilaaf
Somaliland: Sharciga Qeexaya Qaabka loo Xulayo Xubnaha Komishanka
W/Q; Maxamed Cirro Qaabka loo soo xulayo, loona magacaabayo xubnaha ka mid noqonaya Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo shuruudaha looga baahan yahayba, waxa si cad loogu qeexaysi cad loogu qeexay qodobbada 11-aad iyo 12-aad ee Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo
Ethiopia PM: If there’s a war with Egypt over the dam, millions would join
Addis Ababa(ANN)-Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed said that in the event of a war with Egypt over the Renaissance Dam, millions of Ethiopians would be ready to defend their country. “Some say things about use of force [by Egypt]. It
Madaxtooyadda Somaliland Oo Eedaha Guddoomiyaha WADDANi, Ku Tilmaantay Kuwo Aan Waxba Ka Jirin
“Guddoomiya WADDANI, waa Nin Ka Maagaya Inay Dalka Doorashooyin Ka Qabsoomaan” Hargeysa(ANN)-Madaxtooyadda Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay eedaymo uu guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro, u jeediyay Madaxweynaha Somaliland shalay, kuwaas oo la xidhiidhay muranka soo xulista
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Booqday Muqdisho
Muqdisho (ANN)-Wefdi ka socda Qaramada midoobay iyo Midawga Afrika oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Marwo Amina Mohamed iyo Ergayga gaarka ah ee midawga Afrika u qaabilsan arrimaha haweenka nabadda iyo amniga, MMe Bineta Diop, ayaa gaadhay
Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Saraakiil Ku Geeriyootay Shil Gaadhi
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, aytaa ka hadlay dhimashada saraakiil ku ku dhintay shil gaadhi. kadib markii Alle haw Naxariistee ay maanta Shil Gaadhi ku geeriyoodayeen Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Dab-demiska Somaliland, sidoo kale waxaa iyaguna ku dhaawacmay
Guddoomiyaha WADDANI Oo Dhaliilo U Jeediyay Madaxweyne Biixi
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa madaxweyne Muuse Biixi u jeediyay dhaliilo, isagoo ku tilmaamay inuu carqalad ku yahay qabsoomidda doorashooyinka iyo in heshiis laga gaadho khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Xisbiyada. Guddoomiye, Cabdiraxmaan Cirro,
Maraykanka Soomaaliya Ku War- Geliyay Inay Hadho Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Kenya
Nairobi(ANN)-Dawladda Maraykanka, ayaa ugu baaqday Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu ka hadho dawcada Badda ee u dhaxaysa dalka Kenya. Sidaana waxa shaaciyay Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Kenya, Kyle McCarter oo sheegay in uu ka dalbaday