Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2020

Total 145 Posts

 “Joogtaynta Camalka Yar Janno ayaa lagu helaa, sida laga soo weriyay Nebi Maxamed ” Sh. Dirir

Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland, ayaa bulshada ugu baaqay in joogtaynta camalka wanaagsan haba yaraadee, lagu helo jannada, sida laga soo weriyay Nebigii suubaanaa ee Maxamed CSW ee Islaamka ugu bushaareeyey.

Somalia’s Cabinet Appoints the Director-General and Deputy for the newly established independent National Bureau of Statistics

Mogadishu(ANN)- The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia has appointed Sharmarke Farah as the Director-General of the National Bureau of Statistics and Abdirahman Omar Dahir as his deputy. The Cabinet stated that Sharmarke, who currently serves as

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Sheegay In Sheybaadh WHO, Soo Gaadhsiisay Ka Dhigayo Kiisaska Baadhista Coronavirus Kuwo Lagu Kalsoonaan Karo

Hargeysa(ANN)- Wasiirka wasaaradda Horrumarinta Caafimaadka Somaliland, Cumar Cali Cabdullaahi Bade, ayaa sheegay in Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka ee WHO, soo gaadhsiisay Mishiin wax weyn ka taraya baadhitaanka xannuunka COVID-19.   Wasiir Cumar oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada

Somaliland: Hargeysa Oo Laga Helay Kiisaska Ugu Badan Ee Coronavirus

Hargeysa(ANN)-Baadhitaanada Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ee xannuunka COVID-19, ayaa muujiyay inuu kordhay cuddurku oo si hoose ugu faafayo Magaalada Hargeysa, marka loo eego magaalooyinka kale ee dalka, walaw aannu jirin baadhitaan ka baxsan  dadka iskood u imanaya Cusbitaalka. Sidaana waxa muujisay

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore  Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Garaad Cismaan Garaad Maxamuud

“Wuxuu ahaa xubintii u danbaysay ee ka noolaa Baarlamaankii Somaliland ee 1960-kii” Wasiir Koore Hargeysa(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jmahuuriyadda Somaliland,  Isla markaana ah Afhayeenka Xukuumadda Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa ka hadlay geerida Allah ha u

Somaliland Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aamo kasoo saartay Hay’addaha mashaariicda ka fuliya gudaha Somaliland, kuwaas oo ay sheegeen in ay si qarsoodi ah uga shaqeeyaan. Qoraal war-saxaafadeed maanta kasoo baxay oo nuqul ka mid ah uu soo gaadhay shebekadda Araweelo News Networ,

Garoowe: Khilaafka Madaxweyne Deni Iyo Ku Xigeenkiisa Axmed Karaash

Garoowe(ANN)- Khilaafka u dhexeeya Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa sii socda, kaas oo u dhexeeya Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaabi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash).   Hase yeeshee waxa soo baxaya warar sheegaya in ay jirto

Somaliland: Kiisaska Cusub Ee Coronavirus Oo Kordhay

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland waxa la shaaciyay 24 saacadood ee u danbeeyay in la baadhay 28 qof oo kadib markii ay lasoo xidhiidheen Wasaaradda Caafimaadka iyagoo ka shakisan xannuunka Coronavirus, isla markaana laga helay 8 ka mid ah. Sidaana waxa watbaahinta u

Qoraalo Uu Baahiyay Wakiilkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Cadhaysiiyay Dawladda Imaaraadka

Dubia(ANN)-Xukuumadda Dalka Imaaraadak Carabta, ayaa ka cadhootay qoraalo aan waafaqsayn anshaxa dublamaasiyada oo lagu dhaliilay siyaasada dawladda Imaaraadka Carabta ee ku waajahan Somaliland iyo mashaariicda ay ka fulisay,   Qoraalada ka cadhaysiiyay Dawladda Imaaraadka Carabta oo xidhiidh qota-dheer oo taariikhi

Siyaasi Cumar Dubbe Oo Madaxweyne Farmaajo Usoo Jeediyay Inuu Aqoonsado  Qaranimada Somaliland, Madaxweyne Biixi Iyo Suldaan Siciidna Baaq U Diray

Hargeysa(ANN)-Seyid Cumar Dubbe Cali-yare oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana kasoo jeeda qoys taariikh facweyn ku leh Somaliland iyo geyiga Soomaalida, ayaa ka hadlay xaaladaha siyaasadeed ee dalka, arrimaha nabada ee deegaanka Fadhi-gaab ee Ceel-afweyn iyo khilaaf u