Month: June 2020
Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Muj. Xasan Ciise Muxuu Ka Yidhi Shirka Djibouti
Ankara(ANN)-Madaxweyne ku xigeenkii u horeeyay ee Somaliland, Muj Xasan Ciise Jaamac, ayaa ka hadlay shirka Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmaraya dalka Djibout. Muj. Xasan Ciise, wuxuu kaga hadlay shirka wada hadalada Somaliland iyo Soomaliya iyo aragtidiisa qoraal uu kasoo
Khuburada Caafimaadka Ee Britain Oo Sheegay Dawo Loo Helay Xannuunka Dunida Wareeriyay Ee Coronavirus
London(ANN)-Khuburada Sayniska ee Britain, ayaa soo bandhigay dawo ay sheegeen in ay si weyn ula tacaalay Fayriska COVID-19, ee sida weyn Aduunka ugu faafay, isla markaana asiibay 8,183,853 qof, kaas oo galaaftay nolosha in ka badan 441, 180 qof. Warbixin
EU Statement Conference for Somaliland and Somalia hosted by Djibouti
Statement by High Representative/Vice President Josep Borrell Brussels(ANN)-The resumption of dialogue between Somalia and Somaliland that occurred in Djibouti on 14 June is an important and positive step in the process of normalising their relations, bringing renewed hope not only
Falcelinta Shirkii Wada-hadalka Somaliland & Somaaliya
Allah Nagama Yeellin Gashaanti Aamusnaan Lagu Meheriyo Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Shirka masiiriga ah ee Djibouti waxaa habboonaain ay Somaliland ku gasho hab qaran.Waxaa ay ahayd xukuumadduin ay la socdaasho kalsoonida shacabka. Waxaanamudnaydergadu in ay sii garnaqsato intii aanay
Two Technical committees from The Republic of Somaliland Government and Federal Government of Somalia began talks this morning in Djibouti
Djibouti(ANN)- Their meeting comes a day after two delegates to leading them the President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi and Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo,, were hosted by Djibouti President Ismail Omar Guelleh for talks that were
Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Shirka Djibouti, Khudbadii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay Madasha Iyo Baadidoonka Midnimo Soomaaliyeed
Hargeysa(ANN)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland, Cabdullaahi Cali Ibraahin (Cabdullaahi Guray), ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee ay martigelisay Xukuumadda Djibouti ee Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Cabdullaahi Guray oo xlka Wasiirka Gaashaandhiga kasoo qabtay Xukuumaddii Rayaale, ayaa
Djibouti: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Jeediyay Shirka Khudbad Dar-daaran Ah
Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad ka jeediyay wejigii labaad ee Wadahadladii u dhaxeeyey Jamuuriyadda Somaliland iyo Soomaliya ee shalay ka furmay Dalka Djibouti, kuwaas oo maanta mar kale dib u furmay. Wadahadalada labada dhinac, waxa shir guddoominaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Ka Qayb-galka Shirka Djibouti iyo Shuruucda Inooga Yaala.
W/Q:- Xil.Maxamed Cali Xirsi (Obama) Waqtigii Dawladdii Madaxweyne Siilaanyo Golayaasha Baarlamaanku Somaliland waxay Xukumadii waqtigaa jirtay u fasaxeen in ay wada hadal wafaqsan Dastuurka Somaliland ay la bilaabi karto Dawaladda Somalia, taasoo aynu u aragnay in ay ku jiri karto
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta Oo Sheegay in Dowladda Somaliland Tallaabo Ka Qaadayso Cid Kastoo Nabadda Ku Xad-gudubta
Ceegaag(ANN)- Wejiga koowaad ee Hawlaha nabadaynta ee lagu soo afjarayo shaqaaqooyin ka dhacay deegaanka Gocandhaale, taas oo u dhaxaysay beelaha walaalaha ah ee wada Horufadhi iyo Ceegaag oo ka tirsan gobolka Buuhoodle, halkaas oo maalmihii u dambeeyey Ergooyin ka kala
Qodobada Kasoo Baxay Shirka Djibouti Ee Somaliland Iyo Soomaaliya
War-murtiyeedka Ka Soo Baxay Shirkii Maanta Ee Dalka Jabuuti Djibouti(ANN)-Shirkii heerka sare ahaa ee wada-tashiga labada dal ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Jamhuuriyadda Soomaaliya ee ka qabsoomay dalka Jamhuuriyadda Djibouti 14 June 2020, kuna qabsoomay curintii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil