Month: July 2020
Somaliland recognition quest boosted by Ethiopia and Egypts scramble for Hargeisa
Araweelo News Network The scramble for Somaliland has gone a notch higher with Ethiopia set to send a full ambassador to Hargeisa. This comes after reports emerged that Egypt had heightened its plans to build a military base in the
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Bulshadda Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal-Adxah
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Bulshadda Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal-Adxah ee sannadka Hijriyada Islaamka ee 1441-ka oo maalinta berri ah ku beegan. Waxana uu u rajeeyey inay sannadkan sannadkiisa
India uses arrival of new French fighter jets to warn China
Delhi (ANN)-The first five Rafale fighter jets bought from France in a multi-billion-dollar deal landed in India on Wednesday and the defense minister used their arrival to launch a veiled warning to neighboring China over territorial tensions. A water-cannon guard
African Development Bank approves 25 million US to Somalia to fight COVID-19
Somalia, Mogadishu(ANN)-The African Development Bank said Monday it has approved grants worth about 25.1 million U.S. dollars to Somalia to shore up government efforts to mitigate impacts of the COVID-19 pandemic. The lender said the government will use the funds
Ethiopia warned Egypt against establishing any military base in Somaliland
Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)-Ethiopia warned Egypt against establishing any military base in Somaliland. Ethiopia on Monday warned Egypt against establishing any military base that would pose a security threat to the East African region.The reaction comes days after
Dhalinyaradda; Dhiigbax Aan La Dhaadayn
Markasta oo ay ufada doorashadu soo carafto waxa bata buuqa, borobagaandada iyo isbahdilka u dhexeeya reeraha dhexooda, reer walba wuxuu iska dhigaa ka la dulmiyay ee xaqiisii ka maqanyahay ha u horreeyaan walaalahayga reer Boorama, ee calaacalka ay kaga
Xukuumadda Federaalka Ee Soomaaliya Oo Ka Gubbatay Canbaarayn Kaga Timi Beesha Caalamka
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka gubbatay dhaleecayn kaga timi beesha caalamka oo ka dhalatay qaabkii xilka lagaga qaaday ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Khayre. Xilka qaadista ayaa timi kaddib markii todobaadkan Baarlamaanku kalsoonida kala noqdeen xukuumaddii
Shirkadda Telesom oo Samaysay Qiima-dhimistii Ugu Weynayd Ee Soo Jiidata Dareenka Bulshadda iyo Barnaamijka Abaal-marinta Ee Aroos wacan
Hargeysa (ANN)– Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa daah-furtay adeegyadda KAAFIYE iyo AROOS WACAN, kuwaas oo noqonaya adeegyo ay bulshaddu si weyn baahi ugu qabeen oo lasoo bandhigay xlli ay ku habboonayd. Munaasibad daah-furka shirkaddu kusoo bandhigtay adeegyadan, ayaa
Puntland: Madaxweyne Siciid Deni Oo Ka Hadlay Qorshaha Xilka Lagaga Qaaday Khayre Iyo Kulamo Gaar Ah Oo Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo
Araweelo News Network Gaalkacayo(ANN)-Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay kulamo si gaar ah u dhexmaray Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaddib markii ay dhowaan shirkii lagaga hadlayay arrimaha doorashadda lagu qabtay
The State Department spent $1.5 billion on Somali democracy and built a dictatorship
The State Department spent $1.5 billion on Somali democracy and built a dictatorship. By Michael Rubin On July 25, Somalia’s appointed Parliament voted to oust Hassan Ali Khaire, the country’s prime minister. The move, which allows Somalia’s President Mohamed