Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2020

Total 90 Posts

Maritime Opportunities Arising From Taiwan’s New Ties With Somaliland

Araweelo News Network Returning To The Indian Ocean: Maritime Opportunities Arising From Taiwan”s New Ties With Somaliland By. .Dr Jabin T Jacob Dr Roger C Liu Since Tsai Ing-wen of the pro-Independence Democratic Progressive Party (DPP) acceded to the presidency

Somaliland: 32 Years after Massacre of Military Government Discovered New Buried Cemetery

Somaliland: 32 Years after Massacre victims found on Citizen Watch 21 Jewels, has not changed and still looks like a new watch. Araweelo News Network- By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Hargeisa(ANN)-The Office of the Commission

Somaliland’s ports: The Horn of Africa’s most valuable real estate

Berbera and Zeila, two of the Horn of Africa’s ancient trading cities, have long attracted the interest of global powers because of their strategic location near the Bab el-Mandeb Strait connecting the Gulf of Aden and the Red Sea. This

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Saartay Go’aamo Khuseeya Shaqaalaha Iyo Hay’addaha Dawladda

Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa soo saartay go’aamo khuseeya shaqaalaha dawladda iyo wasaaraddaha iyo Hay’addaha kale ee dawladda, kadib Fadhigii Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay maanta habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference). Fadhigaa oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane

Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Dhuusamareeb ?

Araweelo News Network Dhuusamareeb(ANN)-Madaxda Maamul gobolleedyada Soomaaliya ee ku shirayay maalman magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, ayaa soo saaray War-murtiyeed ay Madaxda Dowlad gobolleedyada iyo dawladda Federaalka Soomaaliya isku raaceen.   Warmurtiyeedka maanta kasoo baxay dhuusamareeb  oo ay dhinacyadu iskula

Somaliland: 32  Sannadood Kaddib Qalfoofka Xasuuqii Xukuumaddii Millateriga Ahayd Oo La Helay Xabaalo Cusub Maydadka isku Xidh-xidhan

Goobta laga soo saaray agabkii ay siteen oo ay ka mid yihiin Saacaddo sida saacadda Citizen Watch 21 Jewels iyo agab kale Hargeysa(ANN)-Xafiiska Kommishanka Baadhista iyo dabagalka Somaliland u qaabilsan Xasuuqii ay shacbigii gobolada Woqooyi oo hada ah Somaliland u

Somaliland: Wasiirka Maaliyadda Ethiopia Oo  Si Lama  Filaan Ah Ku Yimi Hargeysa

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Maaliyadda Dawladda Federaalka ee Ethiopia Axmed Shire, ayaa booqasho aan hore loo shaacin oo lama filaan ah ku yimi magaalada Hargeysa. Wefdiga uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda Axmed Shire, ayaa kasoo degay garoonka diyaaraddaha ee Egal International ee Magaalada Hargeysa,

Siyaasada Maraykanka Ee Geeska Afrika Iyo Ahmiyada Somaliland Oo Lagu Dhaliilay Xoghaye Pompeo Iyo DanjireYamamoto

Araweelo News Network “Danjire  Yamamoto, wuxuuna xittaa ka hortagey inta badan wada hadallada dhanka difaaca ah ee lala yeesho Somaliland,” “Aqalka Cad ayaa daaha ka qaaday istiraatiijiyaddiisa cusub ee Afrika. Ka dib tobanaan sannadood oo bilow ah oo been abuur

Elissa Slotkin Is Sounding the Alarm. Will Democrats Listen?

She helped win Congress for the Democrats in 2018. Now she has a warning for her party.   By Tim Alberta is chief political correspondent at Politico Magazine.   When one of Elissa Slotkin’s staffers passed along a New York

Madaxweyne Biixi Tababar Usoo Xidhay Ciiddamo Kala Duwan

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tababar usoo xidhay dufcaddii 32-aad , oo katirsan ciiddamada kala duwan dalka oo ka qalin-jebisa dugsiga tababarka ciiddanka Mandheera ee Lixle. Munaasibad kooban oo ay ku qalin-jebinayeen dufcadda 32-aad ee  ciiddanka