Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2020

Total 90 Posts

Afhayeenka Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashada Kana Jawaabay Dhaleecaynta Wasiirka Gaadiidku U Jeediyay Boorama

Araweelo News Network Hargeysa (JANN)- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Barkhad Jaamac Batuun, ayaa sheegay in dowladda, xisbiyada qaranka iyo Beesha Caalamkuba isla qaateen in doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Degaannada la qabto inta lagu jiro sannadkan 2020, isagoo

Somaliland calls for dialogue between Ethiopia and Egypt over Nile dam

Araweelo News Network   Hargeisa(ANN)-Somaliland has increased its presence on the international stage by wading to the current standoff between Egypt and Ethiopia over the construction of the Grand Renaissance Dam along the Blue Nile, arguing that the impasse can

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Saddex Marxuum

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Alle ha

Somaliland Oo Daah-furtay Manhaj Ay Gaar U Yeelanayaan Maddarasadaha Quraanka Kariimka Ah

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa daah-furtay Manhaj gaar ah oo yeelanayaan Maddaariska  Qur’aanka, kaas oo ay hirgelisay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland. Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa si rasmi ah u Daah-furay Manhajka Malcaamadaha Qur’aanka oo ay hirgelisay

“Awdal Waxay Haysataa Kuraas Saayid Ah, Gobolo Kale Ayaa Kuraasi Ka Maqantahay” Wasiir Cabdullaahi Abokor

Wasiirka Gaadiidka Cabdullaahi Abokor Oo Dhawaaqyada Boorama Ee Saamiqaybsiga Ku Tilmaamamay Kuwo Aan Gar Ahayn   Burco (ANN) Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdullaahi Abokor Cismaan, ayaa ka jawaabay cabashooyinka Boorama kasoo yeedhaya ee ka hadlaya saami

Somalia: Why President Farmajo the opportunity to meet with Ahmed Madobe.?

By. Arraale M Jaama –Araweelo News Network   Somalia, Galmudug (ANN)-The President of the Federal Republic of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo, in Dhusamareb, held a close-door meeting with the President of the Jubbaland State of Somalia, Ahmed Mohamed Islam (Ahmed

Somaliland: Wasiirka Gaadiidka iyo Horrumarinta Jidadka Oo Furay Xarunta Bad-qabka Gaadiidka Ee Burco

  Burco(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horrumarinta Jidadka Cabdullaahi Abokor Cismaan, ayaa xadhiga ka jaray xarunta Ilaalinta bad-qabka Gaadiidka ee magaalada Burco oo ay ku midoobeen laba shirkadood oo Waddani ah.   Daah-furka munaasibada oo ay ka qaybgaleen  Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka,

Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Albaabada Loo Xidhay Ee Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ?

نتيجة اجتماع مغلق بين الرئيس فارماجو ورئيس جوبالاند أحمد مادوبي Araweelo News Network   Dhuusamareeb(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaaalka ah ee Soomalaiya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Dhusamareeb, ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland, Axmed Maxamed

Shirkadda Telesom Iyo Kulliyadda Tababarka Macalimiinta Somaliland Oo Wadajir U Daah-furay Isticmaalka Adeegga Tabsera

Hargeysa(ANN)-Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom & Kulliyadda Tababarka Macalimiinta ayaa si wadajir ah u daah-furay Isticmaalka adeegga Tabsera oo ay Kulliyaddu u dooratay in ay ku gudbiso duruusta tababarka Macalimiinta Jamhuuriyadda Somaliland. Adeegga Tabsera oo shirkadda Telesom daah-furtay dhammaadkii

“Soomaaliya Nimankii Horfadhiyay Maraykankii iyo Yurubtii waxaad moodaa inay ka hor kaceen” Guddoomiye Saleebaan

Araweelo News Network Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo Sheegay In Aduunku Maanta Dheggaha U Furay Dheggeysiga Qadiyadda Somaliland   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan oo kaga hadlayay warbixin uu siiyay saaka fadhigii golaha ee mudanayaasha shirkii uu dhowaan ka