Month: September 2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shahaadooyinka Guddoonsiiyay Arday Jaamacadda Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka qaybgalay munaasibad loo qabtay Arday dhamaysatay waxbarashadda Jaamacadda Hargeysa, ayaa shahaadooyin Guddoonsiiyay Ardayadaa. Muuqaalka Madaxweynuhu Shahaadooyinka ku guddoonsiiyay Ardayda Halkan ka Daawo. Post Views: 362
China to release Indian ‘intelligence agents’: Report
Araweelo News Network China will release five Indian intelligence agents who were detained earlier this month in a region bordering Tibet against the backdrop of an agreement between Beijing and New Delhi to work for peace. Citing unnamed sources,
GORFEYNTA BUUGGA GALALAATI; Burburkii Jamhuuryaddii Soomaalida 1960-1991
W/Q. Cabdinaasir Axmed Abraham Buugga GALALAATI waxa qoray Xasan Cabdi Madar, waxa daabacday shirkadda Sagal-jet, tarmintii koowaad waxa la daabacay 2020, wuxuu ka kooban yahay 400 bog. “Waxa aan ahay qofka ugu caqliga badan
How My Mother and I Became Chinese Propaganda
Immigrant struggles in America forged a bond that became even tighter after my mother’s A.L.S. diagnosis. Then, as COVID-19 threatened, Chinese nationalists began calling us traitors to our country. Jiayang Fan, The New Yorker The messages wishing me a
1,000 Macalin Oo Dhamaystay Tababar Wasaaradda Diinta Iyo Awqaaftu Siisay Macalimiinta Manhajka Cusub Ee Madarasadaha Qur’aanka Kariim Ah
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ayaa tababar usoo xidhay 1,000 Macallin oo ka mid ah Barayaasha ka hawl-gala Maddarasadaha lagu barto Qur’aanka Kariimka ah ee dalka. Munaasibad loo qabtay Macalimiinta markii ay dhamysteen Tababarkaa oo lagu
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Qoyska Marxuum Cali Sandule
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasiirkii hore ee Qoyska iyo Arrimaha Bulshada Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, Marxuum Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule), ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Geerida Marxuum Cali Sandule, waxaa ka hadlay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo dhanbaal Tacsi
Al-Shabab Oo Noqotay Kuwa Ugu awoodda Badan ururada Al-Qaacida
Araweelo News Network Xilli maanta la xusayo sannadguuradii 19-aad ee kasoo wareegtay weerarkii 9/11 ee 2001-dii ka dhacay Maraykanka, haddaba ururkii ka dambeeyay oo ahaa Al- Qaacida oo xilligaasi fadhigoodu ahaa dalka Afqaanistaan wuxuu noqday mid kala daatay. Laanta ururka
Saudi crown prince’s Misk Foundation under review amid espionage scandals: Report
Araweelo News Network Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman’s flagship “charity” foundation is said to be under review in the kingdom after it was mired in a series of scandals, including involvement in espionage activities on US soil. Citing
Dr. Xasan Gaafaadhi Wasiirka Qorshaynta Oo Ka Hadlay Dhawaaqyada Maxamuud Xaashi Ee Khilaafka KULMIYE
Araweelo News Network “Maxamuud waxa sugaya Madaarkii Burco ee uu gacantiisa ku xidhay, balanta iyo Axdiga isagaa ka baxa, mana jirto meel Madaxweynuhu Axdi Iyo balan kula galay” Wasiir Gaafaadhi. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Qorshaynta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi),
Somaliland Frankincense Why It’s Called The ‘King Of Oils’
Araweelo News Network By Emily Laurence The best way to know if frankincense oil is beneficial for you is simply to try it. And if the woodsy scent isn’t for you, rest assured that there are plenty of other essential