Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka qaybgalay munaasibad loo qabtay Arday dhamaysatay waxbarashadda Jaamacadda Hargeysa, ayaa shahaadooyin Guddoonsiiyay Ardayadaa.

Muuqaalka Madaxweynuhu Shahaadooyinka ku  guddoonsiiyay Ardayda Halkan ka Daawo.