Araweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa, (Hargeisa University) Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse, ayaa ka hadlay Munaasibad loo qabtay Dafcadii 17aad ee Arday dhamaystay Waxbarashadda Jaamacadda Hargeysa.

Munaasibad loo qabtay Ardaydaa oo maanta lagu qabtay guddaha Jaamacadda, waxa ka qaybagalay, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Guddoomiye ku xigeenka labaad ee KULMIYE, Axmed Cabdi Dheere, Wasiiradda Waxbarashadda, xildhibaano, masuuliyiin kale iyo marti-sharaf ka qaybgalay munaasibadaa.

Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa, Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse oo khudbad ka jeediyay munaasibada Halkan ka Daawo.