Month: November 2020
Wasiirkii Arrimaha Dibedda Soomaaliya Oo Xilka Laga Qaaday Markii Madaxweyne Farmaajo Ay Isku Khilaafeen Qaabka Loo Waajahayo Xaaladda Dagaalka Ethiopia
Araweelo News Network. Wasiir Cusub oo loo magcaabay Arrimaha Dibedda iyo wasiirkii hore oo Diiday xil cusub oo loo magcaabay Muqdisho(ANN)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xilkii ka qaaday wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Ciise Cawad, waxaana xilkaa
Ethiopia: Abiy’s indiscriminate bombardment of Makkale University and historical sites in Tigray region
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-The Ethiopian Federal Government’s airstrikes in the Tigrean region have caused damage to Makkale University and places of worship and historical sites. Several people have been injured during airstrikes in Ethiopia’s Tigray region, according to
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Kulan Hawlgelin Iyo Dar-daaran Ah La Yeeshay Guddiyada Doorashooyinka
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa la kulmay guddiyada doorashooyinka Soomaaliya loo asteeyay, wuxuuna kula dardaarmay misiaanka hawsha ay leedahay hawsha loo igmaday iyo natiijada ay ka sugayaan shacbigu. Qoraal saxaafadeed
Cumar Carte: Doorkii Siyaasadeed Iyo Saamayntii Uu Lahaa
Araweelo News Network. ‘#Cumar Carte Waa ninkii u babac-dhigay dowladda Ethiopia sagoo kaligii ah’ Hargeysa(ANN)-Cumar Carte Qaalib oo ahaa siyaasi ruug-cadaa ah oo si weyn looga yaqaanay geyiga Soomaalida iyo fagaarayaasha siyaasada dunida Islaamka iyo Carabta, isla markaana ahaa Ra’iisal
Somaliland Madaxweynaha Oo Ka Qeyb-galay Aas Wadareed Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cumar Carte
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay Aaska wadareed qaran oo loo sameeyey Marxuum Cumar Carte Qaalib iyo Marxuum Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle (Suldaan Indha-case) oo lagu Aasay Xabaalaha Baqiic ee Caasimadda Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle (Indha-case)
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, garaadada, ugaasyada, boqorada, salaadiinta, cuqaasha, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta,
Axmed Siilaanyo Oo Ka Hadlay Geerida Cumar Carte Iyo Aadan Abokor
Araweelo News Network. Dubai(ANN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa ka hadlay geerida Allah haw naxariistee Siyaaasi Cumar Carte Qaalib iyo Aqoonyahan halgamaa Dr. Aadan Yuusuf Abokor oo ku kala geeriyooday Dalka Turkiga iyo Somaliland 18 November
Somalia’s intelligence chief worked with an al Qaeda affiliate, so why do we fund him?
Araweelo News Network By Michael Rubin Somalia has become a money pit for the United States. In recent years, the U.S. government has pumped hundreds of millions of dollars annually into the country. Just one month ago, Ambassador Donald Yamamoto and Somali Minister of Finance Abdirahman Duale Beyle signed
Ethiopian PM vows ‘final and crucial’ offensive in Tigray
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ethiopia’s prime minister on Tuesday declared “the final and crucial” military operation will launch in the coming days against the government of the country’s rebellious northern Tigray region. Prime Minister Abiy Ahmed in a social media
The UAE’s Drones: Crimes against the Prophet Muhammad and Islam
By Hailemariam Abebe Often, when people hear of the holy word Hijra or Hijrah, they do mistakenly think that it is the first historical milestone in the Islamic faith referring to first migrations away from the birth of the