Month: January 2021
Xukuumadda Ethiopia Oo Malaayiin Bir Ku Raadinay Hoggaamiyayaashii TPLF
Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda dalka Ethiopia, ayaa malaayiin bir oo lacagteeda ah ku raadinay hoggaamiyayaasha jabhada TPLF ee kula jira dagaalka ka socda woqooyiga Ethiopia ee gobolka Tigray. Bayaan kasoo baxay xukuumadda dalka Ethiopia ee uu ra’iisal wasaaraha
Pompeo: Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Oo Wejigabax Iyo Bahdilaad Kala Kulmay Midawga Yurub
Araweelo News Network. Pompeo: Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Oo Wejigabax Iyo Bahdilaad Kala Kulmay Midawga Yurub Brussels(ANN)-Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka Michael Pompeo ayaa u xushay maalinta xil ka qaadista Arbacadii shalay sayidkiisa si uu u dhiirrigeliyo aqoonsi aad u kala
Somalia: Ra’iisal Wasaaraha Oo Ka Hadlay Caddaaladda Iyo Garsoorka
Araweelo News Network. “Garsoorku waa halbeegga isu-dheelli tirka xidhiidhka bulshada ka dhaxeeya, dhowista xuquuqul iinsaanka” ra’iisal Wasaare Rooble Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomalaiya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka qayb galay shir-sanadeedka garsoorka Soomaaliya oo ah madal lagu lafa-guro waxyaabihii
Wasiirkii Arrimaha Dibedda Ethiopia Mudada Dheer Iyo Saraakiil Kale Oo La Dilay
Araweelo News Network Wasiirkii Arrimaha Dibedda Ethiopia Mudada Dheer Iyo Saraakiil Kale Oo La Dilay Addis Ababa(ANN)- Xukuumadda dalka Ethiopia ayaa sheegtay in dishay saddex sarkaal oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee jabhada qowmiyada Tigray ee TPLF. Saraakiisha ayay
Shirkaddaha Isgaadhsiinta Somaliland Oo Xukuumaddu Laashay Ruqsadihii Sharci Ee Ay Haysteen
Araweelo News Network. Shirkaddaha Isgaadhsiinta Somaliland Oo Xukuumaddu Laashay Ruqsadihii Sharci Ee Ay Haysteen Hargeysa(ANN)-Xukuuamdda Somaliland, ayaa laashay ruqadihii sharci ee ay ku shaqaynayeen shirkaddaha Isgaadhsiinta Somaliland ee ka hawl-gala dalka. Wasaaradda Boosaha, Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa
Somaliland: Marxuum Shan Caanamaal Mayd Ahaa Oo Lagu Baadhnayay Cusbitaal Iyo Qoyskiisa Oo Ka Gedooday
Somaliland: Marxuum Shan Caanamaal Mayd Ahaa Oo Lagu Baadhnayay Cusbitaal Iyo Qoyskiisa Oo Ka Gedooday Marxuumka oo xannuun sanbabada ahi haleelay ayaa la dhigay mid ka mid ah cusbitaalada gaarka loo leeyahay, waxa loo keenay si loola tacaalo xaaladiisa caafimaad,
Kongareska Maraykanka Oo Xilka Ka Qaadaya Trump Iyo Xiisada Kala Qaybsanaanta Doorashada
Araweelo News Network. Kongareska Maraykanka Oo Xilka Ka Qaadaya Trump Iyo Xiisada Kala Qaybsanaanta Doorashada Washinton(ANN)-Aqalka Kongareska Maraykanka ayaa bilaabay dood xaasaasi ah oo ka dhalatay markii golluhu galay dooda xil ka qaadista madaxweyne Donald Trump, taas oo ku saabsan
Danjirayaasha DalalkaTurkiga Iyo Qadar Oo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Kala Hadlay Amniga Sii Xumaanaya
Araweelo News Network. #Somalia: Danjirayaasha DalalkaTurkiga Iyo Qadar Oo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Kala Hadlay Amniga Sii Xumaanaya Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan albaabada loo xidhay kula yeeshay xafiiskiisa Danjirayaasha dalalka Turkiga iyo
Jeneraalka Millateriga Maraykanka U Sareeya Oo Heeggan Geliyay Haya’ddaha Amniga Iyo Hanjabaado Cabsi Abuuray
Araweelo News Network. Madaxweyne ku xigeenka oo lagu duduucayo in Madaxweyne Trump xilka Laga xayuubiyo ka hor munaasibada aan kalsoonida lagu qabin sida xaalku noqon doono ee caleema saarka Joe Biden Washington(ANN)-Jeneraalka ugu sareeya ciidanka Maraykanka Mark Milley iyo dhamaan
Somalia: Daneeyayaasha Oo Baaq Digniin Ah Kasoo Saaray Khilaafka Iyo Xaaladda Cakiran Ee Doorashada Soomaaliya
Araweelo News Network. #Somalia: Daneeyayaasha Oo Baaq Digniin Ah Kasoo Saaray Khilaafka Iyo Xaaladda Cakiran Ee Doorashada Soomaaliya Nairobi(ANN)-Dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya, Qaramada midoobay, hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Midawga Yurub iyo Urur goboleedka IGAD, ayaa ka digay khilaafka