Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2021

Total 99 Posts

Somalia: Prime Minister Roble announces end to election dispute

Araweelo News Network.  Mogadishu Somalia: (ANN)- “I would like to inform the Somali public that the Government has made major efforts to resolve differences of opinion over elections between the FGS, some Federal Member States and (opposition) politicians.” said the

Maraykanka Diblamaasiyiin Baaq Kasoo Saaray Xaaladda Cakiran

Araweelo News Network. “Trump waa in laga hor istaago inuu khatar dheeraad ah geliyo dalkeenna iyo dadkeenna.” Katherine Clark   Washington(ANN)-Daraasiin diblamaasiyiin Maraykan ah ayaa saxeexay xadhig kala duwan oo lagu weydiisanayo hogaaminta siyaasada arimaha dibada ee amaanka iyo danaha

Trump: Xayiraadii Baraha Bulshadda Iyo Hanjabaadii Loo Diray

Araweelo News Network. Trump: Xayiraadii Baraha Bulshadda Iyo Hanjabaadii Loo Diray Washington(ANN)-“kuwani waa waxyaabaha iyo dhacdooyinka dhaca marka guusha aqlabiyadda leh ee doorashada si aan macquul ahayn iyo si xun looga xayuubiyay waddaniyiin waaweyn oo si xun iyo caddaalad darro

Diyaaraddaha Maraykanka Oo Duqeeyay Bariga Dhexe

Araweelo News Network. Diyaaraddaha Maraykanka Oo Duqeeyay Bariga Dhexe Washington (ANN)-Millateriga Maraykanka ayaa laba diyaaradood oo nooca loo yaqaan B-52, ku duqeeyey bariga dhexe khamiistii, kuwaas oo kasoo duulay saldhigooda Maraykanka ee  Minot Air Force Base . Maraykanku wuxuu sidan

Somaliland: Sarkaal Ciidanka Ah Oo Ka Degey Muqdisho

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Taliye ku xigeenkii Ciidanka Dab-damiska Iyo Khataraha kale ka Badbaadiya Bulshada Somaliland Cabdiraxmaan Faarax Iidle, ayaa ka degey magaalada Muqdisho ee xarunta u ah Soomaaliya.   Lama ogga sababta uu sarkaalkaa oo ku xigeen ka ahaa Ciidanka

Soomaaliya Oo Hindise sharciyeed La Xidhiidha Arrimaha Xajka Loo Gudbiyay Gollaha Wasiiradda 

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay, xaaladda guud ee amniga dalka, Xannuunka Coronavirus iyo qodobo kale oo muhiim ah. Sidaana waxa lagu sheegay

Gudubtaye kusoo noqo

Araweelo News Network. Gudubtaye kusoo noqo Annaa Gaar U Yeeshee Gobannimadu Taadiyo Maaha Adi Go’aankaa F.G. Maansadani waxa ku socotaa Farmaajo reer koonfureedka ka xun gooni isu taagga iyo ma luntee madax xoriyaddii Somaliland ka qaadatay Ingiriis 26kii Juun 1960kii.

Labada Aqal Ee Maraykanka Oo Xaqiijiyay Guusha Biden Iyo Guuldaradii Doorashada Kaddib Inqilaabkii Awoodda U Addeegsaday Trump Ee La Fashiliyay

Araweelo News Network. “Umma sujuudi doonno sharci-darro ama cabsi gelin. Waxaan ku laabannay shaqooyinkayaga, oo waxaan samayn doonnaa caawa.”ayuu yidhi McConnell, oo ah hoggaamiyaha Aqalka Senate-ka ee Jamhuuriga. Washington(ANN)-Xaaladda Dalka Maraykanka ayaa si weyn looga cabsi qabaa aduunka oo dhan,

Somalia: Maxay Ka Wada Hadleen Ra’iisal Wasaaraha Iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Gurmad Iyo Qaybaha Bulshada Rayidka Ah

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulamo wadatashi la yeeshay siyaasiyiinta iyo qaybaha bulshada ee sida weyn uga soo horjeeda xukuumadda. Sidaana waxa lagu sheegay war-qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska

Iiraan Iyo Turkiga Oo Jawaabo Diblamaasiyadeed Ka Bixiyay Heshiiska Qadar Iyo Dalalka Khaliijka

Araweelo News Network. Iiraan Iyo Turkiga Oo Jawaabo Diblamaasiyadeed Ka Bixiyay Heshiiska Qadar  Dalalka Khaliijka Iyo Bayaanka Jaamacadda Carabta Tehran(ANN)-Xukuumadda dalka Iiraan, ayaa ka dareen celisay heshiiska ay gaadheen dalalka Carabta ee hore isgu xulufaysatay dalka Qadar, kaddib bayaan kasoo