Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2021

Total 101 Posts

Guddida Doorashooyinka Oo Taxay Shuruuddaha Ku Xidhan Murrashaxiinta Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka

Araweelo News Network. #Somaliland:@Guddida Doorashooyinka Oo Taxay Shuruuddaha Ku Xidhan Murrashaxiinta Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka #Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka #Somaliland ee (NEC), ayaa shaaciyay shuruuddaha looga baahan yahay murrashaxiinta u tartamaya doorashooyinka Wakiillada iyo Gollayaasha deegaanka dalka ee loo qorsheeyay in

Dawladda Imaaraadka Oo Ka Hadashay Siyaasada Soomaaliya Iyo Mudaharaadkii Hubaysnaa Ee Sababay Dhimashada

Araweelo News Network.   Abu Dhabi(ANN)- Xukuumadda Dalka Imaaraadka Carabta ee #UAE, ayaa ka hadashay xaaladda siyaasadeed ee ay waajahday dawladda Federaalka ee Soomaaliya, kaddib rabshadihii ka dhashay mudaharaadkii hubaysnaa ee shalay ka dhacay Muqdisho. Mudaharaadka oo ay soo abaabuleen

Midawga Afrika Oo Awaamiir Cusub Siiyay Ciiidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya Kaddib Mudaharaadyo Hubaysan

Araweelo News Network. Midawga Afrika Oo Awaamiir Cusub Siiyay Ciiidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya Kaddib Mudaharaadyo Hubaysan Muqdisho(ANN)-Taliska Ciidmada Midawga Afrika ee ku sugan Soomaaliya, ayaa lagu amray in ay dhex-dhexaad ka noqdaan rabshadaha dhinacyada isku haya siyaasada Soomaaliya.

Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Rabshado Gil-gilay Amniga Magaalada Iyo Mudaharaad Hubaysan

Araweelo News Network. Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Rabshado Gil-gilay Amniga Magaalada Iyo Mudaharaad Hubaysan Muqdisho(ANN)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilligeedu dhammaaday ee Soomaaliya, ayaa ka hadlay rabshadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee khalkhaliyay amniga magaalada. Ra’iisal

Somalia: Mucaaradka Madaafiic Lagu Garaacay Garoonka Diyaaraddaha Ku Eedeeyay Xukuumadda Xilligeedu Dhammaaday

Araweelo News Network. “Laba Madaxweyne oo hore iyo Guddoomiyihii hore Baarlamaanka ayaa huteelka lagu weerary, Waxa la doonayay in La khaarajiyo, Annagana waa arkayseen.” Xasan Khayre ra’iisal wasaarihii hore. Muqdisho(ANN)-Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, ayaa hakad galay, kaddib markii sanqadha

Ra’iisal Wasaarihii Hore Iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Sheegay In Dil Loogu Badheedhay

Araweelo News Network. Ra’iisal Wasaarihii Hore Khayre Iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Waxay Hoggaaminayeen Mudaharaadka Muqdisho Muqdisho(ANN)-Cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda ee loo yaqaan Harimcadka, ayaa kala caydhiyay mudaharaad ay hoggaaminayeen ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan

Somaliland The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development

Araweelo News Network. #Somaliland The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development Part 2 By. Abdirahman Ibrahim Abdilahi The economy of #Somaliland depends heavily on agriculture, which includes both livestock and crops. Agro pastoral communities in all regions of the

Midawga Yurub Oo Ka Digay Mudaharaadka Lagu Baaqay Iyo Hoggaamiye Maamul Goboleed Oo Muqdisho Ka Degey

Araweelo News Network.   #Muqdisho(ANN)-Midawga Yurub, ayaa ka digay mudaharaadka ay ku baaqeen mucaaradka dawladda Federaalka ee Soomaaliya inuu sabab u noqdo burburka amniga dhaaka-dhaakada ah ee Soomaaliya. #Nicolas Berlanga oo ah wakiilka Midawga Yurub ee Arrimaha Soomalaiya, ayaa ku

 Muqdisho Oo Wadooyinka La Dhoobay Ciidamo Iyo Mucaaradka Oo Socdaal Dhoolatus Ah Kaddib Ku Baaqay Mudaharaad

Araweelo News Network.   #Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilligeedu dhammaaday, ayaa boqolaal ka mid ah ciidamada amaanka kusoo daadisay shaaracyada wadooyinka halbawlaha ah ee magaalada Muqdisho. Ciidamada oo lagu arakayo caawa wadooyinka, ama jidadka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, ayaa

Madaxweyne Biden Oo Loogu Baaqay inuu Xidho Xabsiga Guatanamo Ee Muslimiinta Lagu Ciqaabo

Araweelo News Network “Hooyaday way dhimatay, iyadoo aan ogayn in waligey lay xorayn doono” Salahi, Maxbuus kasoo baxay Xabsiga Guatanamo oo filim laga sameeyay Tacadiyada qayb ka ah. Waa Sidee Xaaladda Dhabta Ah Ee Xabsigaa? Warbixin: By. Arraale M. Freelance