Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2024

Total 32 Posts

Maraakiibta Dagaalka Ee Maraykanka Iyo Kuwa Israel Iyo UK Oo Xuutiyiintu Ku Weerareen Badweynta Hindiya

“Dhacdadan waxay la macno tahay in khatartu is bedeshay, Maraakiibta Israel, UK iyo maraykanka ee ku dhex jira Badweynta Hindiya,” madaxa la-talinta EOS Risk Group Weerarka Oo Loo Adeegsaday Hub Casri ah Ayaa Ka Duwan weeraradii hore badda Cas iyo

Maraykanka Oo Ku Dudduucaya Xamaas Xabbad-joojin Dhalisay Dareen Khiyaamo Ah

Israel: Netanyahu Oo Ganafka Ku Dhiftay Inuu Jooojiyo Hawlgalka Millateri ee Israel U Qorshaysay Rafax “Waxaan go’aansanay inaan helno xabbad-joojin soo celisa la-haystayaasha oo aan hadda helno, sababta keliya ee aan la gaadhi karinna waa Xamaas,”Xoghayaha Arrimaha Dibadda Antony Blinken