Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Maxaamadda Sarre ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay go’aan ay kaga hadlay dacwadda loo gudbiyay ee xeerka furista Ururrada Siyaasada iyo axsaabta oo si weyn laysugu maandhaafsanaa muddooyinkii u danbeeyay.

Go’aanka ay Maxkamaddu kasoo saaray dacwaadda la xidhiidha arrinta murranka sharci ka taagnaa, ayaa si weyn loo sugayay maalmihii u danbeeyay, waxaana loo dheg-taagayay jawaabta Maxakamadda Sarre oo ah isla Maxkamadda Dastuuriga ah ee awoodda u leh in ay ka garnaqdo murranka sharci ee xeerarka iyo datuurka.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Aadan Xaaji Cali iyo sagaal xubnood oo kale, ayaa ugu danbayntii maanta soo saaray go’aan ay ku sheegeen in Maxkamaddu gaadhay, go’aanka oo ku taariikhaysan 16 Jan 2022, ayaa u dhignaa sidan:

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com