Category: Human Rights
Qareenka Laba Nin Oo Ganacsato Ajaanib Ah Oo Ethiopia Ku Xidhay Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhigooda
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Garyaqaan Mubaarig Maxamuud Cabdi oo ah qareenka laba Nin oo u dhashay Dalka Suudaan, isla markaana muddo ku xidhan xarunta Denbi Baadhista Somaliland ee Hargeysa, ayaa ka hadlay xadhiga labadaa nin oo ah ganacsato. Qareenka, ayaa qoraal
Xukuumadda Dalka Iran Oo Xukun Del-delaad ah Ku Fulisay Dad Ku Eedaysnaa Argagixiso
Araweelo News Network Tehran(ANN)Xukuumadda Iran ayaa xukun del-delaad ah ku fulisay dad badan oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen koox argagixiso oo Sunni ah. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Iran waxaa uu sheegay in raggaasi lagu helay inay geysteen qaraxyo
Warbixin: Xaddhigga iyo Dacwadaha ka Dhanka ah Suxufiyiinta Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xarunta Xuquuqal-insaanka Hargeysa (Hargeisa Human Right Center), ayaa soo saartay warbixin afar bilood leh ah oo ay ku faahfaahisay xadhigga iyo dacwadaha ka dhanka ah suxufiyiinta iyo hay’adaha warbaahinta Somaliland. Waxa ay warbixinteeda hay’addu ku sheegtay in
Somalialnd: Weriye Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Lala Xidhiidhiyay Xadhigiisa
Araweelo News Networ Hargeysa(ANN)Maxkamada Ciiddamada Milatariga ayaa maalintii shalay Xabsiga u taxaabtay Wariye Maxamed Aamiin Jibriil Cismaan, oo ka mid ahaa Wargeyska madaxa banaan ee Saxafi iyo Wakaalada wararka Qaramada Midoobay ee Irin. Wariye Maxamed Aamiin waxaa lagu xidhay saldhiga
Sababaha Keena Burburka Qoyska iyo Cawaaqibka ka Dhasha
Warbixin Ururka Haweenka WORDA kaga hadlay dhibaatooyinka qoysaska iyo lammaanaha is fura Shaqaaqooyinka lammaanaha waxa lagu qiimeeyaa hadba sida ay wax u dhaceen iyo goobta uu ka dhacay, shaqaaqooyinka ka dhex dhaca qoysaskuna waa ka mid dhacdooyinka tacadi ee dhaca.
Warbixin Naxdin Leh: Dagaallada iyo Tacadiyada oo Sababay in 65 Milyan oo Qof ka Qaxaan Guryahooda
Araweelo News Network New York(ANN)Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in dagaallada iyo tacadiyada ka socda dalal ka mid ah adduunka oo ay ka mid yihiin Suuriya iyo Afganistan ay si wayn kor ugu qaadeen xaddiga qaxoontiga iyo barokacayaasha gudaha ee adduunka
Somalia: Somaliland – Kill All but the Crows
Araweelo News Network To much of the world, Somalia has a fearsome reputation. It is seen as one of the most dangerous places on the planet – a failed state that is widely believed to be home to warlords, pirates
Somalia’s uphill battle to criminalize sexual violence
Araweelo News Network MOGADISHU, Somalia – After Maryam was gang-raped in a camp for displaced people in 2012, she tried to report it to the police. She was still bleeding heavily when she arrived at the station, but instead of
‘Waa in aynu Joojinnaa in Qofka Muwaadinka ah Toos la Iskaga Xidho, Waana in loo Maraa Dariiqa Saxda’
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Faarax Cadarre, ayaa ka digay xadhigga aan sharciga loo marin loo gaysto muwaadiniinta loo haysto kiisaska madaniga ah. Wasiir Cadarre waxa uu soo jeediyey in la joojiyo tallaabooyinka ka
Xog Cusub: Gacan-ku-dhiigle Yuusuf Tuke oo la Ogaaday inuu ka Shaqeeyo Madaar ku Yaal Dalka Maraykanka
Araweelo News Network Washington (ANN) Baadhitaan dhawaan la sameeyey, ayaa lagu ogaada in kornayl magaciisu yahay Yuusuf Cabdi Cali oo ka mid ahaa taliyeyaasha ciidammadii millatariga Siyaad Barre ee Soomaaliya uu ka mid yahay ilaalada (Security Guard) madaarka caalamiga ah