Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Human Rights

Total 311 Posts

Magacyada Dadkii Ay Ciidamada AMISOM Ku Xasuuqeen Magaalada Marka Iyo Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Awoodi Weyday Inay Ka Hadasho

Marka(ANN)Magacyada sideed qof oo ka mid ahaa dadkii Ciidamada shisheeye ee AMISOM, ku xasuuqeen shalay magaalada Marka ee Koonfurta Somalia, ayaa la helay, waxaana ku jiray Afar Wii loo walaalo ahaa iyo Aabohood. Sida lagu baahiyay barta internetka ee Somalimemo,

Ciidamada AMISOM Oo Xasuuq Ka Geystay Magaalada Marka

Marka(ANN)Ugu yaraan 15 qof oo ah dad maato shacab ah, ayaa ku dhintay weerar ay Ciidamada AMISOM ku qaadeen Magaalada Marka ee Shabeellada Hoose ee Koonfurta Somalia. Kaddib markii ay weerar ku qaadeen Xaafad ka mid ah xaafaddaha Magaalada oo

Ciidamada AMISOM Ee Somalia Oo Xasuuqay Dad Shacab Ah

Marka(ANN)Ciidamada Nabad Ilaalinta u jooga Somalia ee AMISOM, ayaa xasuuq u geystay dad shacab ah magaalada Marka ee xarunta u ah Shabeelada Hoose. Dad kala duwan oo ku sugan Marka ayaa xaqiijiyay in hawlgal ay Ciidamada AMISOM fuliyeen lagu soo

Sidee Ugu Surtagashay Inay Koox Isku Xaafad Ah Qabsaaan Idaacaddaha BBC Iyo VOA, Daraasad Dhawr Bilood Qaadatay Oo Lagu Faaqiday Arrintaa

“waa dad caqli badan oo ku guulaystay inay hantiyaan dhegaha Soomaalida, ka faa’iidaystaan hantidii Maraykan iyo Ingiriis, isla markaana ku gaadhaan yoolkooda siyaasiga ah” Nuxurka Daraasad igu qaadatay sagaal bilood. Scandal of the Century, The Intelligent group that uses the

Taliyihii Sirdoonka Dawlada Ruwanda Oo Lagu Qabtay Dalka Britain

London(ANN)Taliyihii Sirdoonka dalka Ruwanda General Karenzi Karake, ayaa lagu qabtay dalka Britain. Kadib markii Booliska Caalamiga ah ka qabteen Madaarka Caalamiga ah ee Heathrow ee Magaalada London. Sidaana waxa shaaciyay Barnaamijka Idaacada BBC-da ee Newsnight oo ka war helay xadhiga

Human Rights Watch Oo Canbaaraysay Gaboodfalo Ciidanka Kenya U Geysteen Soomalida

New York(ANN) Hay’adda u ololaysa xuquuqda Aadamaha ee Human Rights Watch, ayaa si kulul u canbaaraysay ciidamada Kenya oo ay sheegtay inay tacadi iyo gaboodfalo ku hayaan dadka shacabka, gaar ahaan dadka Soomaalida aha. Human Rights Watch waxay sidaa ku

Xubnaha Beesha Caalamka U Qaabilsan Somalia Xuquuqda Aadamaha Oo Soo Saaray Warixin Kufsiga Iyo Gabood-falada AMISOM Ee Haweenka Iyo Gabdhaha Soomaaliyeed

Brussels(ANN) Kooxda Xuquuqda Aadamaha Soomaaliya (The Human Rights Working Group on Somalia (HRWG), oo ka kooban Midowga Yurub iyo dalalka xubnaha ka ah sida Norway, Switzerland iyo Maraykana ayaa si wadajir ah uga jawaabay Warbixin ay Ururka Midowga Afrika dhowaan

Yemen: Saudi-Led Airstrikes Used Cluster Munitions

US-Supplied Weapon Banned by 2008 Treaty. Human Rights Watch report Beirut (ANN)– Credible evidence indicates that the Saudi-led coalition used banned cluster munitions supplied by the United States in airstrikes against Houthi forces in Yemen, Human Rights Watch said today.

Ganacsadaha Caanka Ah Ee Cabdiraxmaan Boore Oo Maxkamadda Sare Ee Britain Ka Daadifaysay Xukun 15 Sanadood Iyo Xayiraad Hanti $100 Million Oo Dawlada Djibouti Ku Riday

London(ANN)Ganacsadaha Caanka ah ee u dhashay Dalka Djibouti Cabdiraxaam Boore, ayaa lagu waayay eedo muddo shan sanadood ah lala daba socday, kuwaas oo xukuumadda Djibouti ee Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo qardoofo siyaasadeed dhexmartay ay ku waday. Maxkmada Dalka Djibouti,

Maxkamadda Sare Ee Maraykanka Oo Denbiile U Aqoonsatay Gen. Cali Samatar

Washigton(ANN)Maxkamadda Sare ee Dalka Maraykanka, ayaa u aqoonsatay General Maxamed Cali Samatar inuu gabood falo ka dhan ah Xuquuqda aadamaha ka gaystay Somaliland xiliyadii sideetanaadkii iyo sagaashanaadkii oo uu hormood u ahaa Taliskii Maxamed Siyaad Bare oo kumaan qof oo