Category: Human Rights
Dad Sida Xayawaanka Loo Ugaadhsado Oo Xubnaha Jidhkooda Lacag Qaaliya Lagu Kala Iibsado
Dara-salaam(ANN)Dadka ku nool dalka Tansaaniya oo loo yaqaan Albinos, isla markaana maqaarka iyo timahooduba caddaan noqdaan, ayaa sida xayawaanka loo ugaadhsada, isla markaana bulshada ay ku ag nool yihiin jidhkooda ka ganacsadaan, iyagoo rumaysan in jidhkoodu barako keenaayo, xannuunada qaarna
Qareenka HUBAAL oo ka Hadlay Go’aankii Dib Loogu Xayiray Wargeyska
Hargeysa(ANN)Qareenka wargeyska xidhan ee HUBAAL garyaqaan Sacad Maxamed, ayaa meesha ka saaray eedaymo uu u soo jeediyey Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranku Xasan Axmed Aadan u jeediyey sifihii lagu fasaxay wargeyska toddobaadkii hore, kadib markii Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ka soo saartay
Haweenay U Dhimatay Dawo Dhacday Oo Lagu Muday Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Dhibaatooyin Ka Taagan Cusbitaalkaa
Caynaba(ANN)Xildhibaan Maxamed Xaaji Abyan oo Ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Deegaanka ee Degmadda Caynaba ayaa Xukumadda Dhexe Gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka Ugu Baaqay inay Wax ka Qabato Dawooyin dhacay oo dad ku dhinteen kuwaasi oo yaala Cusbitaalka Magaaladda Caynaba ee
Guddida Baadhista Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay Xiligii Taliskii Siyaad Bare Oo Dhalliilo u Jeediyey Wasaaradda Daakhiliga iyo Dawladaha Hoose Ee Dalka
Hargeysa(ANN)Guddida heer qaran ee baadhista xasuuqa taliskii Siyaad Barre u gaystay dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in aanay wax wada shaqayn ah ka helin Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dawladaha hoose si wax looga qabto dhibaatooyin ay xuseen in lagu hayo
Nin Ajaanib Ah Oo Cusbitaal Ku Yaal Dalka Sucuudiga Lagu Xidhay Markii Kharash Been-abuur Kumanaan Dollar Ah Lagu Dalacay
Riyadh-Saudi(ANN)Warbixin lag qoray Nin Bukaan ah oo ajenebi ku ah dalka Sucuudiga, ayaa soo jiidatay Rayal Caamka dunida. Kadib markii si ku meel gaadh ah loogu xidhay Ninkaa Ajaanibka ah cusbitaal gaar loo leeyahay, taas oo sabab looga dhigay markii
Mucaaradka Dalka Kenya Oo Ku Guulaystay Dacwad Ay Ka Gudbiyeen Xeer Baarlamaanku Ansixiyay Oo Muran Ka Taagnaa
Nairobi(ANN)Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa maanta hakisay dhaqan galka sideed qodob oo ka mid ah sharci muran weyn dhaliyay oo ka hadlayay Ammaanka, kaasoo laba toddobaad ka hor uu meel mariyay Baarlamaanka dalka Kenya,islamarkaana uu saxeexay Madaxweyne Uhuru Kenyatta,
Golaha Amaanka Oo Ku Horkufay Indhaha Rayalcaamka Dunida kadib Markii La Tabceeyay Qaraar La Doonayay In Falastiin Lagu Aqoonsado
New York (ANN)Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay, ayaa diiday qaraar Falastiiniyiintu ku doonayeen in qarannimo loogu aqoonsado, laguna doonayey in lagu soo afjaro sannadka 2017 degaamaynta Israa’iil ka wado dhulka Falastiin. Qaraarkan ayaa fashilmay, kadib markii uu heli waayey codka
Haween Baabuur Watay Oo Sucuudigu Horgeeyey Maxkamad Denbiyadda Argagixisada Lagu Xukumo
Riyad(ANN)Laba haween ah oo u dhashay dalka Sucuudiga, ayaa la horgeeyay Maxkamad lagu qaado denbiyadda Dadka loo qabto kiisaska la xidhiidha Argagixisada, waxaana Labadaa Haweenka ah la qabtay bil ka hor iyagoo baabuur wata. Sida ay sheecisay shaacisay BBC-du khamiistii
Daayeer loo Daammaanad Qaaday Xuquuqo la mid ah ta Bani’aadamka
Daayeer noociisu yahay Goorrilayaal (Orangutan), ayaa maxkamad dalka Argentina ku taal u dammaanad qaadday xuquuqo la mid ah kuwa bani’aadamka. Maxkamadda Argentina, ayaa go’aamisay in daayeerad goorrila oo 29 jir ah laga sii daayo beer xayawaan oo la yidhaa Beunos
Haweenay Si Xun U Garaacday Ilama yar Oo 18 Bilood Jiray Oo Xukun Lagu Riday
Kampala(ANN)Gabadh shaqaale guri ahayd oo u dhalatay dalka Uganda ayaa lagu xukumay afar sannadood oo xadhig ah kaddib markii ay ku xadgudubtay ilmo yar, kiiska lagu xukumay ayaa dadka Uganda ka dhex abuuray caro weyn kaddib markii muuqaalka Vidio-ga lagu