Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Somaliland: Xoggogaal U Noqoshada Dullinada Ku Dul-Nool Noollaha Kale
Waxaan garowsaday in aan halkan idinla wadaago aragtida wax ka dhaadhicinta iyo dareensiinta qofka aad ka aragti-dheer tahay ama kaa aragti-dheer xaga fahanka waxa jira iyo cabirka waxa inagu soo fool leh. Sidoo kalena, waxay qiyaasta guud ee fikirka qofka
Xumadda Shacabka, Xabadda joogtada ah, Xil-gudasho la’aanta Jirta iyo xurmo darada xukuumadda
Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi Batuun Ilaahay (SWT) wuxuu shareecada u soo dejiyey ilaalinta shan shay oo kala ah: · Nafta qofka oo aan si yar dilkiisa loo xalaashan karin · Maalkiisa · Cirdiga · Caqliga · . Diinta Waxaa in
Gorroyo Heeryeysan!! – W/Q. Mukhtaar Cabdi Ismaaciil “Biite
Farxad bay u haystaan wallee, gaal fashiista ahe · Doofaar finaaqeey hadhow, furar ku maaleene · Wataa subaga faarka leh cuntee, faraxal yoow dooni Diinteenna suuban waxa ay dhiirri gelisay wax akhriska iyo qorista. Farriiintii koobaad ee soo gaadha nebigeenii
Siyaasiga Iyo Suldaanka Cir-Caddaaga Noqday Waa In Sumad Loo Yeela: By. Prof. Mohamed A. Farah (Jaafaa)
Waxaan aaminsanahay in Siyaasiga maanta jooga aanu u muuqan diyaar u ahayn inuu dhibka ka saaro shacabkiisa, isla markaana aanu lahayn aragti qaranimo umadeed iyo hogaamin dal, haduuba nool yahayna xadhigeeda ma hayo, waxase taa bedelkeeda hamigoodu yahay dan shakhsiyadeed
Madaxweyne Maxaad Runta Noogu Sheegi-wayday! By. Mustafe-Janaale
In Baddan waxaan maqlaa xukuumaddu wax ayay qabatay, waxaanan is-weydiiyey taageerayaasha KULMIYAHA Madaxtooyadu sababta ay u xusuusan la’a yihiin in sababta meesha loo keenayba ay tahay inuu wax-qabto, iyo inaanu wada rumayn filashadii ay qabteen is-bedel doonku 2010 codka ku
Madaxweyne Siilaanyo Allahayoow Hal Ma Seegay
11-kii bishii June waxa dalka ku soo guryo noqday Madaxdweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo in muddo ah dalka dibada kaga maqnaa. Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal waxa si diiran ugu soo dhaweeyay dadweyne aad u tiro
Madaxweyne Siilaanyo wuxuu Maxbuus u noqday Beenta Saaxiibadii
Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Sheegato Waxyaaladeeda Ka badan Maanta Waxa ku eeg ama ku dhamaaday xilkii Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa loo doortay iyo hal bil oo loogu talo galay inuu ku diyaariyo xilwareejinta,. Hadaba bal aynu qiimayno inaga oo is barbardhigayna
Sidee Ugu Surtagashay Inay Koox Isku Xaafad Ah Qabsaaan Idaacaddaha BBC Iyo VOA, Daraasad Dhawr Bilood Qaadatay Oo Lagu Faaqiday Arrintaa
“waa dad caqli badan oo ku guulaystay inay hantiyaan dhegaha Soomaalida, ka faa’iidaystaan hantidii Maraykan iyo Ingiriis, isla markaana ku gaadhaan yoolkooda siyaasiga ah” Nuxurka Daraasad igu qaadatay sagaal bilood. Scandal of the Century, The Intelligent group that uses the
Wax-qabadka Maareeyaha Dekadda Berbera Laguma Dabooli Karo Dacaayado Been Ah, By. Omar Hassan
Ku dhowaad muddo Afar sannadood ah ayaa laga joogaa markii madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu dib ugu magacaabay Maareeyaha dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed oo loo arkayay inuu yahay masuulka kaliya ee dhaqaajin kara ama ku
Somaliland: Soo dhawoow Madaxweyne Obama..!
Maxay Dadka reer Somaliland ka filayaan hogaamiyaha Booqashada Taariikhiga ah ku maraya Geeska Afrika? Faallo By: Saleeban kalshaale Madaxweynaha Dawladda Maraykanka ayaa booqasho ku maraya Waddamo ku yaalla Bariga Afrika,siiba wadamada kulaala Geeska Afrika ee Kenya iyo Itoobiya. Booqashadan ayaa