Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 515 Posts

Boqolaal Uu Xidhan Madaxweyne Donald Trump Oo Ciqaab Adag Waajahaya

Araweelo News Network Laba suxufi, ayaa ka mid ah in ka badan 200 qof oo loo haysto dambi ka dhan ah Madaxweyne Donald Trump, gaar ahaan maalintii caleemo-saarkiisa, kuwaasoo si aan xad lahayn loo xidh xidhay. In kastoo waqtigaas ciidammada

Garsoore Abaalmarin ku Helay Xukun uu Gaadhay oo Noqday Go’aankii ugu Xumaa Dunida

Araweelo News Network Garsoore dalka Kenya u dhashay oo sii daayey nin lagu helay inuu fara-xumeeyey gabadh 13 jir ah, ayaa lagu abaalmariyey billad caalami ah oo muujinaysa xukunkii ugu xumaa ee lagu go’aamiyo xuquuqda haweenka sannadkii hore. 25kii bishii

DAAWO: Qaybo Ka Mid ah Hubka Ruushku Isku Hallaynayo

Araweelo News Network Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa Qaybaha ka mid ah hubka dalka ruushku uu isku difaaco iyadoo muddo dheer ay soomaalidu ku soo halqabsan jirtay kelmadii halhayska ay ka dhigteen ee ahayd ‘hanjabaadda ruushkuba hubka way samaysaa weli

Xogo Dheeraad ah oo Laga helay Sababta dhabta ah ee Xiisadda Dalka Qatar (Xogaha Dahsoon)

Araweelo News Network Xiisada Khaliijku Waxay Joojisay Colaadii Suuriya, Bashaar waxa uu ku Jiraa maalmihiisii ugu wacnaa, sababta khilaafkuna waa mid ku saabsan qoyska hogaaminaya Qabaa’ilka Khaliijka, wax xidhiidh ahna lama laha Argagixisada iyo taageeristeeda. https://youtu.be/Rw3c3sL3zR0 Post Views: 473

Haweenaydii Qoomiyadeeda ka Xoraysay Addoonsiga ee Geesinimada Caanka ku ahayd

Araweelo News Network Nanny waxay ahayd hoggaamiye, halyeeyad ah sida dadkeedu u yaqaaneen, qolada ka soo horjeedana falaago, caaqilad, wadaadad, boqorad iyo hooyo. Haddaba, markii taariikhdu ahayd ku dhawaad 1728kii ayaa boqor Nanny noqotay hoggaamiyaha, taliyaha iyo caaqilka dhaqdhaqaaq-doonkii qoomiyad

Haweenay U Dhalatay Dalka Imaaraadka Oo 11 Milyan Ku Maalgelisay Wiil Ay Caashaqday

Araweelo News Network Dubai(ANN)- Boolisku Dalka imaaraatka ayaa su’aalo weydiinaya inan u dhalatay Gobolka Khaliijka carabta oo lacag ka badan 11 Milion oo Riyaal ku kharash garaysay inan iyada ka yar 7 sanadood oo u ballanqaaday guur ay ka dalbatay,

Madaxweyne John F. Kennedy waxa uu dadka ku sixri jiray salaanta gacan-qaadka ah

Araweelo News Network John F. Kennedy oo ahaa madaxweyne soo maray taariikhda Maraykanka, Isla markaana ahaa Madaxweynihii loogu jeclaa waxa aad loogu eedeeya inuu ahaa nin tumasho badnaa oo aad u jeclaa dumarka, maadaama uu ahaa nin soo jiidasho badan,

Duruusta Ramadaanta: Sunnayaasha Soonka Q. 2aad. [MIDHAHA DIINTA]

Araweelo News Network Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa qaybtii 1aad ee Sunnayaasha Soonka oo dhawr qaybood oo taxane ah ka kooban. Waxaana ay qayb ka yihiin taxanaha duruusta Ramadaanta oo uu

Maxay Ahayd Hadiyadii Ordogan ku Dulleeyey Zarkosy

Araweelo News Network Maxay ahayd Hadyadii uu Madaxweynaha Turkigu ka soo qaaday matxafyada Dalkaasi, taas oo uu ugu talogalay inuu Faransiiska ku xasuusiyo abaalkii ay dawladii Cusmaaniyiintu ku lah Halkan Ka Daawo Xogta dahsoon Post Views: 456

Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q/1aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Dhamaantiin Ramadaan Mubaarak. Qisooyinku waa hab qofka iyo umadaha lagu tarbiyadeeyo. Waa qaab uu nabigu (csw) uu ku tarbiyadayn jiray asxaabtiisa. Barmaamijkani waa barmaaijkii koowaad ee barmaamijyo silsilad qisooyin ah oo aan ugu talagalay bishan