Araweelo News Network

Kuwait’s Emir Sheikh Sabah al-Ahmad Al-Sabah (L) meets Saudi King Salman bin Abdulaziz al-Saud in the Red Sea city of Jeddah on June 6, 2017. (Photo by Saudi Royal Palace)


Xiisada Khaliijku Waxay Joojisay Colaadii Suuriya, Bashaar waxa uu ku Jiraa maalmihiisii ugu wacnaa, sababta khilaafkuna waa mid ku saabsan qoyska hogaaminaya Qabaa’ilka Khaliijka, wax xidhiidh ahna lama laha Argagixisada iyo taageeristeeda.