Category: Qubanaha
Waxa uu ka soo Baxay Caqiidada Hindu-ga, Waxa u Noqday Macallinka Masaajidka Nebiga (NNKHA)
Araweelo News Network Prof. Dhiya ur-Rahman Azmi oo caan ku ah halganka iyo dedaalka uu u galay cilmi-xadiiska fidintiisa, waxa uu ka mid noqday culimada waqtigan casriga ah Islaamka ugu caansan, balse taariikhdiisii hore waxay ahayd mid mugdi badan ku
Kumuu Ahaa Duuliyihii u Horeeyey ee Dunida soo maray.? (Xogta Dahsoon)
Araweelo News Network Waa Qofkii ugu horeeyey ee hawada duula waxana uu ahaa qofkii ugu horeeyey ee hawada sare gala, waana aqoonyahankii hal abuuray diyaaradaha, waxa uu ahaa gabyaa, filasuuf, kiimikayste iyo caalim dunida ku cusbaa. https://youtu.be/M3tWMo-r_NU Post Views: 573
Diyaaradaha Waaweyn ee Xambaara Gantaalaha Culus (XOGTA DAHSOON)
Araweelo News Network Barnaamijkan Xogta Dahsoon, waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji
20 Sanno Kadib ayaa Xabsiga Laga Sii Daayey Markii la Ogaaday in aannu Gelin Dambiga Lagu Xukumay
Araweelo News Network Nin u dhashay Gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa xabsiga ku jiray 20 sannadood, kadib markii lagu xukumay dambi aannu gelin oo ah isku day dil ah. Toddobaadkan uun bay ahayd markii xorriyaddiisa dib loogu soo celiyey,
Qoomiyad Sannad Kasta Tarntan u Qabata Buurnida Ragga iyo Shuruudaha u Yaal
Araweelo News Network Qoomyad ku dhaqan dalka Itoobiya, ayaa dhaqan iyo caado u leh inay sannad kasta qabato tartan dhexmara ragga buurbuuran iyo sida ay u kala culays badan yihiin, iyadoo loo dejiyo shuruudo adag oo ay tahay inay fuliyaan
Jaamacaddaha Ugu Da’a Weyn Dunida Carabta Daawo: (Xogta Dahsoon)
Araweelo News Network jaamacadda Qirawiin ee Dalka Morooko waxaa la sameeyey sanadkii 859 waana jaamacadaha ugu faca weyn dunida ee illaa maanta shaqeeya, Jaamacaddaa waxa wax ku bartay Culimo badan oo u dhashay dalalka reer galbeedka. Jaamacaddaha kale ee ugu
Kenya: Cabsi soo Waajahday Dadka Timaha Dhaadheer iyo Suuqa Lagu Kala Iibsado oo Xaami Noqday
Araweelo News Network Cabsi xoogan ayaa soo waajahday bulshada ku dhaqan dalka Kenya, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Nairobi, kadib markii ay halkaas ka bilaabantay tuugo si farsamaysan u xada timaha qofka ku yaal, iyadoo cabsidu ku sii badan
Saanadda Ciidamada ee Ugu Qiimaha Qaalisan Daawo: (Xogta Dahsoon)
Araweelo News Network Barnaamij ku saabsan Saanadda Ciidamada ee ugu Qiimaha Qaalisan ayaynu kusoo qaadanaynaa barnaamijkeena xogta dahsoon. Halkan ka Daawo. https://youtu.be/MLg5Huy58VM Post Views: 630
Ninka Koowaad ee ay FBI Raadkiisa Ku Joogaan Daawo (Xogta dahsoon)
Araweelo News Network Ninka Koowaad ee dunida ay FBI Raadkiisa Ku Joogaan, waa kuma? Barnaamijka Xogta dahsoon ayaynu kusoo qaadanaynaa arrintaa. Halkan ka Daawo. https://youtu.be/lBQwtZhJNmM Post Views: 574
Webi loo Sameeyey Qaynuun Sharci ka Dadka la Mid ah
Araweelo News Network Baarlamaanka dalka New Zealand oo ku yaal cidhifka bari ee adduunka, ayaa ansixiyey sharci lagu aqoonsaday in webi la yidhaa Maoria uu leeyahay qaanuuniyad sharci (legal personality), isla markaana ka mid yahay noolayaasha waddankaas leeyahay. Go’aankan ka