Araweelo News Network


Assalamu Calykum walaal

Geeridu waa xaqiiq qof kasta sugaysa. Barnaamijkan oo ah kii afraad ee barnaamijyadii aad u bixinay qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku eegaynaa qiso kale oo uu nabigu (csw) inooga sheekeeyay oo ku saabsan sidii kadiska ahayd ee uu malaga geeridu ugu yimid Nabi daauud.

Fadlan halkan ka daawo hadaad awoodna si fidi

Mahadsanidin

sh Said Ali Ahmed