Araweelo News Network

Assalamu Calaykum

Barmaamijka maanta ee qisooyin uu nabigu (csw) uu ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii aaminka ahaa ee mushaharkii ninkii u shaqayn jiray u maal galiyay ka dibna markuu u yimid xoolihiisii faraha ka saaray. Sheekada ninkaas fadlan halkan ka daawo hadaad fidin karto sii fidi.

Mahadsanid