Araweelo News Network

Assalamu Calykum

Waalidka oo baari loo noqdaa waxa ay sabab u noqotaa liiban aduun iyo mid aakhiro. Qisada maanata ee qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanayaa qiso xambaarsan micnahaas.Fadalan daawo siina fidi hadaad awooda

Mahadsanid

Said Ali Ahmed Ottawa